Browsing: Odayaal
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laba oday lagu dilay suuqa ugu weyn caasimadda ee bakaaraha.
Alshabaab ayaa qeyb kale oo ka mida odayaasha soo xulay Baarlamaanka Soomaaliya ee cafiska ugu tegay, iskana diiwaan geliyey degaanadooda…
Al Shabaab ayaa soo bandhigtay qeybtii labaad Odayaasha soo xulay xildhibaannada Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada dalka, kadib…
Ururka Alshabaab ayaa soo bandhigay Odayaal ka socday Beelaha Soomaalida oo seminaar loogu soo gabagabeeyay Gobolka Sh/Hoose, kuwaasoo heshiis “Beyca”…
