Siyaasiga reer Kenya ee Faarax Macalin Dawaarre ayaa mar kale ka hadlay xaalada ka dhalatay kiiskii Itoobiya loogu gacan geliyay…
Browsing: ONLF
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay bannaanbax lagu diidan yahay sarkaalka ONLF ka tirsanaa ee…
Afhayeenka Jabhadda Xoreynta Ogaadeenia ee ONLF Cabdiqadir Shekh Xasan Hirmooge (Cadaani) ayaa shaaciyay goobta uu hadda ku sugan yahay C/kariin Sheekh…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ka warbixiyay dadaal ay wadaan madaxda dowladda Soomaaliya oo ku saabsan kiiska Sarkaalka ONLF ee…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa difaac ka dhigatay war laga soo xigtay sarkaal ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibadda Itoobiya oo ku saabsan…
Saakay aroortii ayaan xaqiijiyay in mujaahid C/kariin Qalbi Dhagax loo dhiibay Dowladda Itoobiya aroortii hore ee maalintii Arbacadda kadib markii…
Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay arrinta sarkaalka ONLF ee dowladda Soomaaliya ay u gacan gelisay Itoobiya.
Ururka ONLF ayaa sheegay shalay in mas’uul sare oo ka tirsanaa ururkaasi oo toddobaadkii hore laga qabtay magaalada Gaalakacayo loo…
Taliyaha NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa markii labaad xilkan loo magacaabay April 2017 markii uu madaxweyne dalka ka noqday…
Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa khayaano Qaran ku tilmaamau falka ay madaxda dowladda Soomaaliya u bareereen ee ah inay…
Taliyaha ciidamada NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa dhabarka u ritay kiiska sarkaal ka tirsan ONLF oo dowladda Soomaaliya ay…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaanada Federaalka ee sida weyn ugu kacsan ayaa sheegay in Sarkaalka ka tirsanaa…
Dowladda Soomaaliya ayaa afka ka xiratay inay ka hadasho halka uu ku danbeeyay C/kariim Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) oo la…
The regional security of the Galkacyo, Galmudug regional state in central Somalia detained on August 23, 2017 Mr Abdikarin Sheikh…
Jabhadda ONLF ee xoreynta Ogaadeeniya ayaa War Cad kasoo saartay sarkaal ka tirsanaa oo dowladda Soomaaliya u gacan gelisay Itoobiya.
Dowladda Soomaaliya ayaa Itoobiya u gacan gelisay sarkaal sare oo ka tirsanaa ururka xoreynta Ogaadeeniya [Soomaali Galbeed ]ee ONLF.
War-saxaafadeed kasoo baxay ururka Soomaaliyeed ee ONLF ee dagaalka kula jira dowlada Ethiopia ayey ku eedeeyeen Al-shabab inay gowraceen saraakiil…
