Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Dowladda Soomaaliya oo Itoobiya u gacan gelisay Sarkaal ka tirsanaa ONLF [Farmaajo oo Taariikh cusub dhigay]

    Dowladda Soomaaliya oo Itoobiya u gacan gelisay Sarkaal ka tirsanaa ONLF [Farmaajo oo Taariikh cusub dhigay]

    August 28, 2017Updated:August 28, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Soomaaliya ayaa Itoobiya u gacan gelisay sarkaal sare oo ka tirsanaa ururka xoreynta Ogaadeeniya [Soomaali Galbeed ]ee ONLF.

    Sarkaalkan oo lagu magacaabo C/Xakiin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) ayaa ciidamada NISA kala baxeen xarun ay ku hayeen maamulka Galmudug, waxaana ay ka dejiyaan magaalada Muqdisho, iyadoo markaas loo qaatay inay ka badbaadiyeen Galmudug iyo koox uu watay Gen. Maxamed Nuur Galaal oo doonayay inay Itoobiya u gacan geliyaan.

    Xogta aanu heleyno ayaa sheegeysa in sarkaalkan uu ahaa madaxa Hoggaanka Amniga iyo Arrimaha gudaha ee ONLF oo in muddo ah ay daba joogtay dowladda Itoobiya, waxaana saaka laga dhoofiyay garoonka Muqdisho.

    Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu amar ku bixiyay in C/Xakiin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) loo gacan geliyo Itoobiya, waxaana maanta diyaarad laga saaray magaalada Muqdisho, taasoo ku sii hakatay magaalada Baydhaba.

    Taliyaha NISA C/llaahi Maxamed Sanbalooshe iyo Safiirka Itoobiya Jamaaludiin Axmed ayaa la sheegay inay ka shaqeyeen dhoofinta sarkaalka. Dowladda Itoobiya ayaa dalab rasmi gaarsiiyay madaxweynaha Soomaaliya oo aqbalay, taasoo ay ugu wacan tahay heshiis maxaabiis isweydaarsi ah oo labada dal u dhex maray.

    Wararka qaar ayaa sheegaya in la-taliyaha Madaxweynaha Jubbalad Cabdi Cali Raage iyo Taliye kuxigeenka Nabadsugida Jubbaland Col. Gaas ayaa la sheegay in ku wehliyeen Sarkaalkan diyaarada lagu qaaday.

    Madaxweyne Farmaajo ayaa noqonaya, taariikhdana ku gelaya inuu yahay Madaxweynihii ugu horeeyey ee Itoobiya u gacan geliya sarkaal ka tirsan ONLF.

    Waa kuma C/Xakiin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax)..? – Dhageyso wareysi lala yeeshay

    https://youtu.be/AzPIzHQBfiw

    GALMUDUG OO KA CAROOTAY AFDUUBKII CIIDAMADA NISA DEGAANADA GALMUDUG UGA QAFAASHEEN C/KARIIN SHEEKH MUUSE

    https://youtu.be/0SOYFiQ0Y1c

    C/Xakiin Sheekh Muuse ( Qalbi Dhagax) Dowladda Farmaajo Featured ONLF Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShirkadda ICAO oo dowladda Soomaaliya ku wareejiyay Qalabkii Maamulka hawada {Sawirro}
    Next Article Ra’iisal Wasaare Kheyre oo xaalad culus kasoo wajahday Wasiiradiisa [Wasiir loo yeeray]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo