Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Mooshin lagu dalbanayo in dalka laga saaro ciidamada ka socda dalka Kenya ee ka…
Browsing: Baarlamaanka
Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis ka kooban shan qodob oo wada shaqeyn ah, kadib…
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa shaaciyey in Guddiga joogtada ee golaha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ay kulan yeelan doonaan Axadda Berrito…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u jawaabay siyaasiyiinta ka horjeeda maamulkiisa, isagoo u sheegay inuusan gorgortan ka galeynin qaranimada,…
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baaralmaanka dalka Jabuuti Maxamed Cali Houmad ayaa goordhoweyd kasoo degay garoonka diyaaadaha magaalada Muqdisho.
Qaar ka mida xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ee ka mida xisbiyada siyaasadda ee madaxweynayashii hore ayaa soo saaray…
Ciidamadii ka tirsanaa xoogga dalka ee ilaalin jiray xildhibaannada ayaa looga yeeray talisyadooda, kadib amar kasoo baxay taliyaha ciidamada milateriga…
Waxaan dhowaan soo baxay warar la iska dhex maray oo ku saabsan in Guddiga Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka ee uu magacaabay…
Shirkii 4-aad ee Guddiyada Dastuurka Fedwraalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland.
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inay diyaariyeen Mooshin ka dhan ah dowladda Kenya iyo damaca ay ku…
Qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey maanta in la xiray kalfadhigii shanaad ee Baarlamaanka Federaalka, xilli uu…
Guudoomiya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Qatar u fadhiya…
Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh iyo wafdi Xildhibaano ah ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka digay Guddiga KMG ah ee guddoomiyaha Baarlamaanka Somali u magacaabay diyaarinta Sharciga Doorashooyinka dalka.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa magacaabay Guddi Kumeel gaar ah oo uu sheegay inuu soo diyaarinayo…
Golaha shacabka Baarlamanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulan caadi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansixiyay sharciga dhismaha Guddiga la-dagaalanka…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa magacaabay Guddi xaqiiqo raadin ah oo warbixin kasoo diyaariya shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalooyinka Gaalkacyo iyo…
Kulamadii kalfadhiga Shanaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dib u furmaya, kadib fasax laba toddobaad ah oo ay galeen…
Kullankii xildhibaananda Baarlamaanka ee maanta lagu waday inuu furmo ayaa baaqday kadib markii uu buuxsami waayey tirada looga baahnaa kooramnkii…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta Berri ee Arbacadda kulan ku yeelanaya Magaalada Muqdisho.
