Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ansixiyay Sharcigii Batroolka ee xukuumadda Soomaaliya ay u gudbisay.
Browsing: Baarlamaanka
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey Sharciga Heshiiskii Qeybsiga kheyraadka ee madaxda dowaldda Soomaaliya iyo madaxda dowlad Goboleedyada ay ku…
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta Berri ah loogu yeeray inay isugu yimaadaan kulankoodii caadiag ahaa ee kalfadhiga…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta yeelanaya kulankoodii 14aad ee kalfadhiga 5aad, iyadoo xalay la isugu yeeray. Ajandaha Kulanka maanta…
In ka badan 140 xildhibaan oo ka maqan kulamada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa digniin loo diray, iyadoo lagu eedeeyay xil…
Fadhigii 10-aad ee kalfadhiga shanaad ee Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo uu ku furmay 156…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wadajir ah la yeeshay Guddoomiyeyaasha labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna hoggaamiyaha xisbiga Himilo Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa waanwaan ka dhex bilaabay labada Aqal ee…
Fadhiigii Baarlamaanka Federaalka ayaa goor dhoweyd furmay kadib markii ay soo xaadireen xildhibaanno gaaraya 148, iyadoo kulankan uu hore u…
Kulankii Baarlamaanka ee maanta ay yeelana lahaayeen xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kooram la’aan u baaqday, kadib markii ay soo xaadireen…
Dood socotay muddo laba maalmood ah ayuu yeeshay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib markii ay kasii dartay xaaladda amni darrada ee…
Ku-simaha Taliyaha NISA ayaa ka carooday su’aal uu weydiiyey xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka, isagoo ugu hanjabay inuu dacwad ku soo…
Kulanka shanaad ee Kaldhiga 5-aad ee Golaha Shacabka oo looga doodayo xaaladda amniga dalka, gaar ahaan caasimadda ayaa goor dhaw…
Wasirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka C/llaahi Goodax Barre ayaa raaligelin siiyay xildhibaan uu ku tilmaamay…
Kulanka Baarlamaanka ee maanta ayaa la filayaa inuu goor dhow furmo iyadoo su’aalo lagu weydiin doono wasiiro iyo taliyeyaasha ciidamada…
Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa aya sheegtay in magaalada Muqdisho afar qeybood…
Xildhibaan C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in mooto Bajaajleyda loo qeylinayo ay Bambooyin…
Waxaa goor dhow xarunta Baarlamaanka ka furmay kalfadhiga 5aad kullankiisii 4aad ee Golaha Shacabka, iyadoo ay soo xaadireen 144 xildhibaan.
Sagaalkii bishii April ee sanadkii hore ayey aheyd markii uu iscasilaadiisa ku dhawaaqay Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee baarlamaanka…
Waxaa magaalada Garowe ka furmaya maalinta Berri ee Isniinta shirka Golayaasha Baarlamaanka ee dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada, iyadoo ay…
