LABO SANO KADIB MADAXWEYNE FARMAAJO BALLANQAADKIISII AAN MIRO DHALIN IYO MAHADHOOYINKA LAGA DHEXLAY!
Browsing: Baarlamaanka
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ayaa magaalad London geysay musuq iyo laaluush ay u dooneyso inay…
Guddiga doorashada aya shahaadada xildhibaanimo magaalada Muqdisho ku guddoonsiiyey xildhibaan dhowaan lagu doortay magaalada Baydhaba.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabayo la-taliye sare oo dhinaca saxaafadda ah.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qaab riwaayad ah u jilay kaftan u usheegay inuu dhex maray isaga iyo guddoomiyaha…
Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa ka hor yimid wax ka bedelkii ay xukuumaddu wadatay ee Bankiga Dhexe oo Baarlamaanku…
Dood kulul aya ka socota Xarunta Baarlamaanka, taasoo ku saabsan wax ka bedelka Xeerka Bankiga Dhexe oo xukuumadda ay wadato,…
Kulankii 33-aad ee Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow furmay, iyadoo ay si weyn u tageen xildhibaannada ka…
Baarlamaanka Somaaliya ayaa maanta ka doodaya wax ka bedelka Xeerka Bankiga dhexe ee Soomaaliya, si qof ajnabi ah uu xilka…
Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Cayaarjecel) ayaa ka hor yimid qorshaha dowladda Somalia ku dooneyso in qof ajnabi ah loogu dhiibo…
Xildhibaan Mahad Salaad ayaa qarxiyey ujeedka xukuumadda Somalia ka leedahay wax ka bedelka Sharciga Bankiga Dhexe oo la hor geeyay…
Kulan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya la isugu yeeray maanta oo Sabti ah 12-ka Janaayo 2019 ayaa dib loo dhigay daqiiqado kadib…
Xildhibaan C/fataax Ismaaciil Daahir ayaa ku eedeeyay dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo inuu ku dhisan yahay ‘Aargoosi’, wuxuuna sheegay in…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa joojiyey xiriirkii wadashaqeynta ee uu la lahaa Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, kadib qoraal kasoo…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa hakiyey wada-shaqeyntii kala dhaxeysay Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo sabab looga dhigay in…
Xildhibaannada mucaaradka ah ee Baarlamaanka Soomaaliya ee la baxay Kutlada ‘Badbaado Qaran’ ayaa ka hor yimid go’aankii dowladda Somalia shaqada…
Waxaa maanta Magaalada Garoowe lagu soo dhoweeyay Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo kasoo jeeda deegaanada Puntland.
Kulankii aan caadiga ahayn ee xildhibannada Baarlamaanka ayaa goor dhoweyd lagu ansixiyey miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2019.
Waxaa goor dhoweyd Kulanka aan caadiga ahayn ee Golaha Shacabka lagu ansixiyey xeer-hoosaadka Golaha Shacabka oo dib u eegis lagu…
Waxaa goor dhoweyd la soo saaray ajendaha kulanka aan caadiag ahayn ee xildhibannada Baarlamaanka maanta yeelanayaan, kasoo lagu ansixsnayo Miisaaniyadda…
