Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hor yimid go’aankii uu guddoonka Baarlamaanka ku laalay warbixintii Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka.
Browsing: Baarlamaanka
Warbixinta uu Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Maaliyadda ee lagu baahiyey warbaahinta waxay ahayd Bambo siyaasadeed oo lagu qarxiyey mashruucii ugu…
Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay go’aankii Baarlamaanka Federaalka ku laalay Warbixintii qaar ka mida Guddiga Maaliyadda ee…
10 xildhibaan oo ka tiran Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda iyo Qorsheynta Baaralmaanka ayaa ka soo hor yimid Warbixintii Guddigaasi faafiyay, iyadoo…
Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inuu laba qeybood ugu qeybsamay warbixinta ay kasoo saareen xaaladda maaliyadda dalka…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn u dhaliilay qaabka ay dowladda Soomaaliya ula falgashay isbedelka…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa jawaabay warbixintii ay soo saareen Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya…
Guddiga Miisaaniyada iyo Maaliyada Qorsheynta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa soo bandhigay maamul xumo maaliyadeed oo baahsan, taasoo ka jirta…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho.
Guddiga Difaaca Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu xildhibaanno ah u magacaabay baaritaanka weerarkii Qaraxyadii…
Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali oo ah Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda Baarlamaanka ayaa ku eedeeyay Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Ibraahim…
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Cod u qaaday isbedel lagu sameeyay miisaaniyadii dowladda ee sanadkan sii dhammaanaya 2018 oo…
Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta ka dooday ku noqoshada miisaaniyadda dowladda 2018 oo ay soo gudbisay wasaaradda maaliyadda, taasoo lacag…
Kulanka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa Shir guddoominaya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya,…
Kulanka 20-aad kalfadhiga 4-aad ee golaha shacabka ayaa maanta mar kale loogu dooday wax ka badalka xeer hoosaadka golaha shacabka.…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibannada Baarlamaanka Federaalka ayaa markii ugu horeysay talo dhexdhexaad ah u soo jeediyey…
Madaxda maamul Goboleedyada ee ku usgan magaalada Garowe ayaa mar kale beesha caalamka ka codsaday inay soo farageliso khilaafka kala…
Laba senator Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ka jawaabay eedeyntii ka timid madaxweynaha Galmudug Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ku…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa faahfaahin ka bixiyey dhacdo ku qabsatay maanta isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho. markii ilaaladiisa iyo…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in ciidamada amniga ay kula kaceen xadgudub, kan hor istaageen wadooyinkii ay u…
