Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka ay qaadaceen ka qeyb galka munaasabadda furitaanka…
Browsing: Baarlamaanka
Kalfadhigii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa furmaya maalinta Berri ah ee Isniinta 10-ka September kadib fasax dheer oo xildhibaannadu galeen muddo…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ku hanjabay inuu kala shaandheyn doono hay’adaha fara badan ee ku howlan…
Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay inay ku fashilantay…
Qabanqaabada soo dhoweynta madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka socota magaalada…
Guddiga joogtada ee Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeshay xarunta golaha shacabka ee Muqdisho, iyadoo uu guddoomiyey Guddoomiye ku…
Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali oo ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka, kana mid ahaa musharixiinta xilka madaxweyne kula loolamay Maxamed C/llaahi…
Guddiga Qaran ee Doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay xilliga ay bilaabaneyso qabashada araajida musharixiinta u tartamaya saddex kursi oo ka bannaan…
Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa maanta shaaciyay xilliga uu furmaayo Kalfadhiga Baarlamaanka Federaalka…
Guddiga Maaliyadda ee Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Hanti dhowraha guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali…
Taliyihii hore ee ciidamada NISA Gen. C/llaahi Gaafow Maxamed ayaa isu soo sharxay kursi ka tirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, kasoo…
Ku-simaha Madaxweynaha Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa xil cusub u magacaabay taliye ku xigeenkii NISA ee…
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey inuu sharci darro yahay mid ka mida Guddiyada faraha badan ee ku howlan dib…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa si kulul u weerarray qaabka ay Wasaaradda Dastuurka u wado arrimaha…
Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka ayaa maanta xarunta golaha shacabka kula kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda dastuurka oo uu hogaaminayey…
Guddiga joogtada ee golaha shacabka ayaa maanta dhaariyay wasiirka wasaarada Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame.
Guddoomiyaha golaha shacabka ahna Kusimaha Madaxweynaha Maxamed Mursal sheekh C/raxmaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Qadar ee Soomaaliya danjire …
Kalfadhiga 3-aad ee Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya ee lasoo xiray toddobaadkii hore waxa uu ahaa kii ugu kulamada yaraa uguna…
Guddoonka Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ahna Kusimaha Madaxweynaha ayaa xafiisyo cusub oo ku shaqeyb doonaan ku wareejiyey 15-ka…
Guddiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Garsoorka, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo farageliyay muranka ka taagan arrimaha Xajka, iyagoo si faahfaahsan…
