Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka iyo kooxda Qabyo ee dowladii Hore ayaa sheegay inuu xajka…
Browsing: Baarlamaanka
Guddiyada dib u eegista dastuurka ee labada Aqal ee Baarlamaanka iyo Guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista dastuurka ayaa soo…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ku dhawaaqay in la xiray kalfadhigii saddexaad ee Baarlamaanka…
Guddiga Dastuurka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa war kasoo saaray xaaladda dib u eegista Dastuurka, iyagoo sheegay in loo…
Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna ku simaha madaxweyanah Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Maamulka…
Kalfadhigi saddexaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa la xiray iyada oo goluhu uu shaqeeyay wax ka yar saddex…
Wasiirkii hore ee Amniga xukuumadda Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in hay’adda Sirdoonka iyo…
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame oo ka mida mucaaradka ugu weyn ee ka horjeeda dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jira inuu ka…
Waxaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho madaxda Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM, kadib…
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay fal ay ciidamada AMISOM ee ku sugan garoonka diyaaradaha…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarumaha golaha…
Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa noqday Aqal ay ku midoobeen beelaha waaweyn ee Soomaalida iyadoo beesha Shanaad aanay meteleaad…
Dabley hubeysan ayaa weerar ku qaaday Gaari ay wateen shaqaale ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, agagaarka wadadda shaqaalaha, Degmada Waaberi ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay agagaarka shaqaalaha ee degmada Waaberi ku dileen qof ka…
Wasiirka Waxbarashada, xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa lagu soo eedeeyay inuu iibsaday hanti qaran oo ah Iskuul caan…
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cismaan ayaa ka badbaaday qorshe ay wateen Guddiga Adeegga Bulshada ee Baarlamaanka oo ku saabsanaa…
Kulan gaara oo ay isugu yimaadeen Guddiyadda Baarlamaanka ee Arrimaha Gudaha iyo Difaaca ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid…
Qaar ka mida xildhibannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hor yimid xil ka qaadista madaxweyne Farmaajo ku sameeyay…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegay in howshii dib u eegista dastuurka KMG ah ee Soomaaliya loo wareejiyay magaalada…
Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa jawaab kulul kasoo saaray War-saxaafadeedkii ay soo saartay wasaaradda Amniga…
