Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa maanta looga yeeray Baarlamaanka Soomaaliya inuu hortago, iyadoo su’aalo laga weydiin doono…
Browsing: Baarlamaanka
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa War-cad kasoo saartay dhacdadii uu ku lug lahaa xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo Arbacadii ka…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa loo qeybiyay lacag aan ahayn Mushaar iyo Gunada ay sharci ahaanta u leeyihiin.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa magacaabay La-taliye sare oo u qaabilsan dhinaca siyaasadda Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Golaha shacabka ayaa guddoomiyey shir ay yeesheen Guddiga joogtada ah ee Golaha Baarlamaanka, kaasoo looga hadlay dagaaladda kasoo cusboonaaday…
Xildhibaanno ka tisan Aqalka sare oo tegay magaalada Beledweyne ayaa qeylo dhaan kasoo saaray xaaladda magaaladaasi iyo halista ka dhalan…
Fadhigii xildhibaannada Baarlamaanka ee maanta oo la soo hordhigay Xeerka Shirkadaha ayaa waxaa dood laga keenay hal-heysa kooxda xilka heysa…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya C/weli Sheekh Ibraahim Muudey ayaa xildhibaanno ka mida Baarlamaanka ku eedeeyay inay…
Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa u eedeeyya Ciidamo isugu jira Mareykan iyo Ciidamo ay tababareen…
Waxaa maantaiMagaalada Muqdisho ka dhaceysa Xaflada caleemo saarka Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo hore…
Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh ayaa shaaciyey inuu baaritaan ku sameynayo lacag ku dhow Nus Milyan Doolar…
Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo uu marki ugu horreysay Guddoominayo guddoomiyaha cusub Maxamed Mursal…
Guddoonka Baarlamaanka ayaa isugu yeeray xidhibaannada oo al ogeysiiyey inuu jiro kulankii caadiga ahaa ee Baarlamaanka maalinta Berri ah ee…
Waxaa maanta si rasmi ah uga bilowday xarunta Villa Hargeysa ee Madaxtooyada Soomaaliya dhismaha xarunta KMG ee Golaha shacabka uu…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa raaligelin u qoray Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib markii ay u goodiyeen xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka…
Wararka laga helayo ilo xogogaal ah ayaa sheegaya in xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ay bilaabeen mooshin loogu yeerayo inuu…
Sii-hayaha Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Dr. Aweys Sheekh Cabdulaahi oo sheegay in qaar ka mida Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka…
Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa ku guuleystay xilka guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, kadib loolan adag oo…
Iyadoo uu soo gabagabowday ololihii doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, xilkaasoo uu ku soo baxay musharixii xukuumadda Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan…
