Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dib loo furay wadooyinkii xirnaa ee xalay saqdii dhexe loo xiray kulanka…
Browsing: Baarlamaanka
Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa soo gabagabeeyay muddo 5 sano ka badan oo uu soo ahaa guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qaabkii ay u dhacday is-casilaadda Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).
Guddoomiyihii Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa iska casilay xilka.
Xildhibaanada taageersan Guddoomyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee la baxay Badbaadada Baarlamaanka ayaa shir jaraa’id oo ay goor dhoweyd ku qabteen Xarunta…
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in lagu kala tegay wadahadalkii u dhaxeeyay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Gudaha Baarlamaanka.
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan gaara goor dhoweyd la yeeshay guddoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenkiisa labaad.
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Ibraahim Muudey ayaa ku dhawaaqay in maalinta Berri ee Isniinta ah uu jiro…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad ayaa ku biiray dadaalka loogu jiro wanwaan kenta inuu xilka Guddoomiyenimo…
Iyadoo wakiilada beesha caalamka ay bilaabeen inay soo dhex galaan khilaafka hareeyay Baarlamaanka Soomaaliya ee ka dhashay mooshinka kalsooni kala…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fadhigii Baarlamaanka ee ay maanta qorsheynayeen xildhibaannada mooshinka ka wada guddoomiyaha Baarlamaanka…
Wararka laga helayo xarunta Villa Hargeysa ee guddoonka Baarlamaanka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay socdaan dadaallo lagu doonayo in xal…
Xildhibaannada taageersan Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee Mooshinku ka yaallo ayaa mar labaad ogolaaday in laga doodo mooshinka, kadib markii ay…
Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa gashaanka ku dhuftay hadallo kasoo yeeray Taliyaha ciidamada AMISOM iyo warkii uu ka sheegay…
Xildhibaanada Baarlamaanka ee mooshinka ka keenay Guddoomiyaha Baarlmaanka ayaa Cududdooda ku soo bandhigay ayaa ugu baaqay Jawaari inuu is casilo.
Wararka laga helayo xarunta Guddoonka Baarlamaanka ee Villa Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamadii ilaalada u ahaa guddoomiye u xigeenka labaad…
Xildhibaanada taageersan Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari), ayaa mar kale beeniyay warar si weyn u…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa noqday maamulkii ugu horeyay ee ka hadla khilaafka ka dhex jira Baarlamaanka Soomaaliya ee ka dhashay…
Wararka laga helayo xafiiska Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya in kulankii Arbacadii Shalay baaqday ee Baarlamaanka…
Xildhibaab Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaq dheer oo xambaarsan farriimo kala duwan kasoo…
