Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig oo ka mida Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa ku eedeeyay gudodomiye Jawaari inuu mas’uul ka ahaa wixii shalay…
Browsing: Baarlamaanka
Xildhibaannada taageersan guddoomiyaha Baarlamaanka ee mooshinku ka yaallo Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa sheegay in xaaladda amniga guddoomiyaha ay halis…
Wararki ugu danbeeyay ee xaaladda ka dhalatay qalalaasihii maanta ka dhacay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in…
Taliyaha ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya oo maanta la kulmay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) iyo ku…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa shir jaraa’id oo uu goor dhow qabtay ku beeniyay eedo ay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shir degdeg ah uu hadda uga socdo Madaxtooyada madaxda dowladda Federaalka iyo…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Ibraahim Muudey oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa guddoomiyaha…
Taliyaha ciidamada AMISOM iyo ciidamo uu wato ayaa goor dhoweyd gaaray xarunta Baarlamaanka Soomaaliya iyadoo ka saaray ciidamadii taabacsanaa Guddoomiye…
Taliyayaasha Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdishoi ayaa shaaciyey in kulankii Baarlamaanka ee maanta…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa ku gacan seyray codsi uga yimid taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya.
Waxaa xarunta Baarlamaanka ee Muqdisho ku sugan xildhibaanno kooban oo u badan kuwa taageersan guddoomiyaha Baarlamaanka iyadoo markii saaka gudaha…
Ciidamo hubeysan oo taabacsan guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad ayaa la sheegay inay galeen qeybta sare ee…
Talisyada ciidamada qalabka sida ee dalka ayaa wadajir u soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan xaalada dalka iyo sugidda ammaanka iyadoo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka xilli hore ay xarunta Baarlamaanka oo lagu balansan yahay inuu ka…
Wararkii ugu danbeeyay xaaladda Mooshinka Guddoomiye Jawaari iyo kulanka lagu wado inuu Berri qabsoomo ayaa sheegaya in guddoomiye Jawaari loo…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in is mari waaga siyaasadeed ee ka dhex taagan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo fara badan la dhigay caawa magaalada iyadoo la xiray wadooyinka…
Guddoonka Baarlamaanka iyo Xildhibaanada taageersan Guddoomye Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa shaaciyey inuu jiro fadhigii Baarlamaanka, sida lagu sheegay farriin…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ay heleen farriimo ku saabsan shir loogu baaqayo inay kasoo…
In ku dhow 70 xildhibaan oo ka mida Garabka Baarlamaanka ee wada Mooshinka xil ka qaadista guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed…
