Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in kulamo kala duwan ay ka socdaan magaalada, kuwaasoo ku saabsan xaaladda mooshinkii…
Browsing: Baarlamaanka
Dadaallo aan kala go’ lahayn oo loogu jiro ololaha Mooshinka kalsooni kala noqoshada guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari)…
Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa laga joojiyey inay baahiso wararka Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya marka laga reebo guddoomiye ku xigeenka koowaad C/weli…
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu beeniyay qoraal lagu baahiyey baraha bulshada, taasoo ka hadleysa qoraal…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya, Mahad Cabdalla Cawad ayaa kashifay sir badan oo ku saabsan Mooshinka laga keenay…
Urur Goboleedka IGAD ayaa walaac ka muujiyeya xaaladda siyaasadeed iyo khilaafka ka dhashay mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed…
Ilaa 100 xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay xarunta guddoonka Baarlamaanka ee…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa weerar ku qaaday guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golahaasi…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Ibraahim Muudey ayaa Baarlamaanka Soomaaliya u kala qeybiyay laba kooxood, taasoo ka danbeysay…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa qoraal uu soo saaray Caawa ku caddeeyay in go’aankii…
Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Baarlamaanka C/wali Ibraahim Muudey ayaa ugu danbeyn shaaciyey xilliga uu furmayo Baarlamaanka Federaalka.
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya C/weli Ibraahim Muudey ayaa diiday codsi ah nin kulamada Baarlamaanka lagu qabto…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa kulamo is daba joog ah la leh xildhibaano, Wasiiro iyo madaxda dowladda Federaalka si…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dib uga laabta xarunta Madaxtooyada Villa Somalia, kadib ku dhowaad laba toddobaad oo uu…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay inay tiradoodu gaareyso 103 ayaa War-Murtiyeed ka kooban 3 Qodob iyo Talo soo…
Wakiilada Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa si buuxda u taageertay qoraal talo soo jeedin ahaa oo uu dhowaan diray…
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa taageeray guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Muudey oo maanta sheegtay…
Xildghibaan C/rashiid Maxamed Xiddig oo hormuud u ah Madal xildhibaanno la baxay Horusocod oo kala tegay, ahaana kuwii ugu horeeyay…
Guddoomiya ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka ayaa maanta ku dhawaaqay hadal dood cusub dhaliyey , kadib markii uu sheegtay inuu…
Guddigii Aqalka Sare ee Baarlamaanka u saareen Arrinta Mooshinka laga keenay guddoomiye Jawaari ayaa go’aanno kasoo saaray kulamadii ay la…
