Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya C/weli Ibraahim Muudey ayaa markii ugu horeysay muddo toddobaad ku dhow ka hadlay…
Browsing: Baarlamaanka
Muddadii sanadka ahayd ee ay dhisneyd dowladda hadda jirta, waxaa dhowr jeer soo baxay warar sheegaya mooshin ka dhan ah…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka ee taageersan Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Mooshinku ka yaallo ayaa in xaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaanno cusub ay ku biireen mudanayaasha Barlamaanka ee wada Mooshinka Guddoomiyaha Baarlamaanka.
Xildhibaan Cabdi Shire Jaamaca Ciyaar jecel ayaa ka hor yimid mooshinka laga keenay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa weerar afka ah ku qaaday Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Micheal Keating, isagoo ku eedeeyay…
Xildhibaanada wada mooshinka looga horjeedo guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa dadaal ugu jira wax ka bedel lagu…
Xildhibaan Mahad Salaad ayaa si kaftan leh uga hadlay shirarka ay magaalada Muqdisho ka wadaan xildhibaannada wada mooshinka guddoomiyaha Baarlamaanka…
Xildhibaannada kasoo jeeda Beesha Digil & Mirifle qaarkood ayaa goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa taageeray mooshinka laga…
Kadib markii mar qura lagu soo baraarugay waaberigii 14-kii bishan Mooshinka laga keenay guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaciyey in xildhibaannada ka horeeda mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka ay galeen ballan ku saabsan…
Guddoomiyaha mooshinka ka yaallo ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qodob muhiim ah uga guuleystay xukuumadda Soomaaliya, taasoo keentay in si weyn…
24-kii saac ee ugu danbeeyay waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday dadaallo lagu doonayo in xal loogu helo xiisadda ka dhalatay…
Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mida culimada waaweyn ee taageera dowladnimada ayaa muuqaal uu soo dhigay baraha bulshada ku…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Guddi u saaray xaaladda ka taagan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib xiisadda…
Xildhibaanada wada mooshinka laga keenay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa u diray baaq ah inuu xilka iska …
In ku dhow 100 xildhibaan ayaa goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay xarunta Villa Hargeysa xildhibaannada wada mooshinka laga keenay…
Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa maanta la wareegay ammaanka Xarunta Golaha Shacabka ee magaalada…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay in ciidamo ay qabsadeen xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa khudbad qiiro leh oo caawa jeediyay ayaa faafhaahin ka bixiyey xiisadda ka dhalatay mooshinka laga…
