Culimaa’diinka magaalada Muqdisho ayaa kusoo biiray xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Golaha wasiirada ee magacaaban, waxayna digniin ku direen Baarlamaanka…
Browsing: Baarlamaanka
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa la sheegay inuu go’aan adag ka qadanayo talo soo jeedinta ku saabsan…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan ayaa qoraalka hoos ku qoran caawa u diray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaliya.
Kulan ka mida kalfadhiga koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ay maanta yeelan lahaayeen ayaa u baaqday arrin la yaab…
Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa caddeystay inuu madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha ka dalbadeen in la dedejiyo magacaabidda xukuumadda.
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta kulan ka mida kalfadhigooda koowaad ku yeeshay magaalada Muqdisho.
Qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa wada Mooshin ku saabsan Golaha Wasiirada cusub ee aan weli la magacaabin.
Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa ku dhaqaaday tallaabo ay ku abaabuleyso haweenka xildhibaanada ah ee labada aqal ee Baarlamaanka.
Iyadoo olole loogu jiro ka mid noqoshada Golaha wasiirada cusub ee dhowaan la magacaabayo ayaa su’aal weyn ka dhalatay xildhibaanada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Mooshin xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay wadaan oo ku saabsan saldhiga milateri ee Imaaraadka…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka looga baahan yahay in…
Wararka laga helayo qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegaya inuu qoritaanka Mooshin ku saabsan saldhigga Imaaraadka ee magaalada…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay in dowladda cusub ee Soomaaliya khilaaf iyo isqabqabsi lagu mashquuliyo.
Xildhibaanada Baarlamanka ayaa maanta yeelanaya kulankoodii labaad ee kalfadhiga koowaad, kadib kalsooni siintii Ra’iisal wasaaraha.
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod caqlabiyad leh kalsoonida ku siiyay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo 23-kii February uu…
Madaxweynaha Sooomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shaaciyay in halheyska dowladiisa iyo mabaadii’da uu ku shaqeyn doono.
Iyadoo maanta codka kalsoonida loo qaadayo Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa sii xoogeynaya welwel ay…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaaho ayaa markii ugu horeysay maanta hortegaya kulanka koowaad ee kalfadhiga Baarlamaanka Soomaaliya.
Dadaaladii ugu danbeeyay ayaa caawa ka socda magaalada Muqdisho saacado uun ka hor kulanka Baarlamaanka lagu horkeenayo Ra’iisal wasaaraha magacaaban…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in loo dhaariyo xildhibaan ka tirsan Baaralmaanka Federaalka Soomaaliya.
