Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa maalin la soo hormariyay xilliga la hor geynayo Baarlamaanka Soomaaliya.
Browsing: Baarlamaanka
Gudoonka Golaha Shacabka ayaa shaaciyay xilliga uu furmayo kalfadhiga koowaad ee Baarlamaanka Federaalka.
Xiriirka madaxweynaha iyo guddoonka Baarlamaanka dowladda cusub ee Soomaaliya ayaa ku bilowday qaab qabow iyo kala gaabsasho.
Ra’iisal wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ugu horeeyay maanta la yeeshay xildhibaanada Baarlamaanka ee kasoo jeeda…
Warar hordhac ah ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha cusub ee magacaaban Xasan Cali Kheyre uu wado qorshe keeni kara inay…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasab Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu Baarlamaanka Federaalka ka doodo mustaqbalkiisa siyaasadeed fadhiga ugu horeeya…
Dib u dhac weyn ayaa ku yimid fadhigii labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyadoo lagu balansanaa in 9:00 subaxnimo uu…
Xildhibaanada Labada gole ee baarlamaanka Federaalka ayaa ku kacay inay u kala xagliyeen musharixiinta xilka madaxweynaha ee Soomaaliya.
Kursi hore loo laalay ayaa maanta doorashadiisa ka dhacday magaalada Baydhaba iyadoo uu ku soo baxay isla xildhibaankii hore loo…
Xildhibaan hore loo laalay kursi uu ku soo baxay magaalada Cadaado ayaa mar kale dib loogu doortay magaalada Muqdisho.
Kursigii ugu danbeeyay ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu dooranayaa magalaada Muqdisho.
Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen xidhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa lagu ansixiyay qodobo dhowr ah oo ku saabsan…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kulanka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya uga socda magaalada Muqdisho lagu ansixiyay dhismaha…
Xildhibaanada labada aqal ayaa isku raacay in tirada dhismaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha la kordhiyo.
Xogheynta Golaha Shacabka ayaa soo saartay shuruudaha iyo tirada Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee labada Gole la filayo inay maanta…
Waxaa maanta markii ugu horeysay kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho laba aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.
Kulankii ugu horeeyay ayaa maanta dhex maray labada guddoon ee Aqalada Baarlamaanka Soomaaliya ee dhowaan la doortay.
Beesha caalamka ayaa war kasoo saartay doorashada guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Iyadoo ay weli socoto dooda ka dhalatay warbixinta ay xaaladda Soomaaliya iyo Doorashooyinka ka qortay hay’adda Itoobiyaanka ah ee Center for Dialogue,…
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan weyn oo casho iyo miyuusik isugu jira isugu yimid magaalada Muqdisho.
