Laba xildhibaan oo cusub ayaa maanta ku soo biiray Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii doorashadoodu ka dhacday magaalada Muqdisho.
Browsing: Baarlamaanka
Iyadoo ay maanta bilaabatay diwaan gelinta Musharaxiinta u taagan xilka gudoonka Aqalka sare ayaa waxaa soo baxaya musharaxa loo wado…
Xarunta baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa amaankeeda aad loo adkeeyay, iyadoo lagu gadaamay dhagxaanta shubka ka sameysan ee looga hortago weerarada…
Wasiiru dowlihii xukuumadii hore ee Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xiddig oo ku guuldarreystay tartankii gudoonka Baarlamaanka ayaa sheegay inuu heysto isbaheysi…
Waxaa la soo gabagabeeyay Doorashada Guddoonka Baarlamaan cusub ee 10-aad oo ay ku soo baxeen saddex mas’uul oo aan cusbneyn,…
Maqaalkan waxaan ku falanqeynayaa aragtideyda ku aadan doorashada Guddoomiye Ku-xigeenada Baarlamaanka waxa ay ka dhigantahay, sababaha Mudey iyo Mahad u…
Doorashadii Guddoomiye ku xigeenada koowaad iyo ayaa lagu ka baxay goor dhoweyd iyadoo ay ku kala guuleysteen C/weli Sheekh Ibraahim…
Afar musharax oo qura ayaa isugu soo haray tartanka guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka koowaad iyo labaad.
Tirinta codka xildhibaanada ee Doorashada guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka ayaa bilaabatay iyadoo ay ku loolamayaan 6 musharax oo…
Guddiga Doorashada guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la yimid qaab cusub oo ana hore loo arag oo loo dooranayo labada guddoomiye…
Loolan adag iyo olole la isku habeensaday xalay oo dhan kadib waxay xildhibaanada Baarlamaanka ku urureen xaruntooda magaalada Muqdisho.
Waxaa maanta lagu wadaa in Muqdisho lagu doorto guddoomiye ku xigeenada koowaad iyo labaad ee baarlamaanka Soomaaliya.
Doorashada Guddoomiye ku xigeenada koowaad iyo labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay maanta ka dhacdo magaalada Muqdisho.
Iyadoo hadda socoto tirinta codadka xildhibaanada ee Doorashada baarlamaanka Soomaaliya ayaa laga cabsi qabaa inay mucjiso ka dhacdo doorashadan.
Ololihii ugu weynaa ee musharixiinta u taagan jagooyinka Guddoonka Baarlamaanka ayaa ka socda magaalada Muqdishi iyadoo maalin qura ay ka harsan…
Musharaxa u taagan xilka guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka C/raxmaan Xaaji Aadan (Ibi) ayaa balanqaad la yaab leh u…
Waxaa maanta hortegaya fadhiga Baarlamaanka Federaalka 12 musharax oo u taagan xilka Guddoomiye ku xigeenka labaad.
Intii aanu siyaasadda ku soo biirin wuxuu ahaa aqoonyahan, samafale iyo xubin firfircoon oo ka mida bulshada rayidka ah, wuxuu…
Tiradii ugu badneyd ee isu soo sharaxda xilalka guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sanadkan u tartamaya hogaanka Baarlamaanka Soomaaliya.
