Olole weyn ayaa ka dhex socda Baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo lagu doonayo in lagu diido heshiiska Qorshaha qaabka doorashada 2016 oo ay…
Browsing: Baarlamaanka
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan Cad ka soo saaray Madasha Wadatashiga Qaran ee ku howlan dejinta nooca doorasho ee dalka…
Kulankii maanta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo laga qeybiyay qaraar ku saabsan duqeyta ay ciidamada Kenya ka wadaan Gobolka Gedo ee…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan oo ka qeyb galaya shirka Baarlamaannada dalalka Iskaashiga Islaamka ee ka socda…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankiisii uu ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ku ansixiyay xisaabxirka Miisaaniyadii 2014…
Xildhibaano cusub oo ka mid noqonaya Baarlamaanka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa xalay lagu dhaariyay xaflad ka dhacday magaalada Baydhaba,…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo muddooyinkan dambe shirar gaara oo albaabada u xiran yihiin ka lahaa xaalada kala guurka ah ee…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansxiyay Sharciyeedka Saxaafadda kadib akhriskii saddexaad ee sharcigaasi oo muddo dheer soo jiitamayay. Kulankii Baarlamaanka ee…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay ku ansixiyeen Hindise Sharciyeedka ka hortaga…
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta xaruntooda ku yeelanaya shir gaara oo albaabada u xiran yihiin, loona diiday inay saxaafaddu ka…
Qaar ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshe ay ku doonayaan in looga hortago Madasha Wadatashiga Qaran iyo…
Guddoonka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale soo ay wax ka weydiiyeen wararka ku…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa geeriyooday kadib markii uu in muddo ah u xanuunsanaa cudurka Kansarka oo uu…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda uga doodaya ajandeyaal ay ugu horeyso Sharciga Maxkamadda Dastuuriga akhrintiisa labaad oo muddo sanad…
Wafdigii xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Baaralmaanka ee socdaalka xaqiiqo raadiska ah ku tegay degmooyinka Beledxaawo iyo Doolow ayaa sheegay inaysan…
Dib u dhac qorsheysan ayaa lagu sameeyay go’aankii la filayay inuu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka qaado Derbiga dowladda Kenya ka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo shalay dib ugu soo laabtay ayaa bilaabay olole uu doonayo in Baarlamaanka…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray go’aan ku saabsan in ciidamada Kenya ay ka baxaan dalka Soomaaliya, waxaana dood…
http://radiokulmiye.com/knn/wp-content/uploads/2015/11/DALXA-.mp3 Kulan ay yeesheen Gudiyada Arimaha Gudaha iyo Arimaha Dibada ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Gudoonka Golaha Baarlamaanka oo looga…
Iyadoo ay dib u soo noolaaneyso xiisadii dalalka safka hore iyo ciidamada ka jooga Soomaaliya kadib qeylo dhaan ka timid…
