Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay xaaladda dowladda Soomaaliya iyo go;aanada…
Browsing: Baarlamaanka
Fadhigii Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ee maanta la filayay in looga doodo Hindise sharciyeedka Iibka iyo Qandaraasyada ayaa isbedel…
Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo saaka lagu dhaawacay ayaa la sheegay in xaaladiisa lagula tacaalayo isbitaal ku yaal magaalada Muqdisho,…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta sirasmi ah u furay kalfadhgii 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana xafladda furitaanka…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud Shekh ayaa furay maanta kalfadhigii 7-aad ee Baarlamaanka federaalka oo xarunta Baarlamaanka dib uga furmay…
Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa inuu ka furmo xarunta baarlamaanka ee magaalada Muqdisho iyadoo Madaxweynaha…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa maanta ku dhawaaqay inuu maalinta beri ah ee 25-ka bishan Oktoobar…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa shaaciyay in dib loo dhigay furitaanka kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka…
Kulankii lagu waday inuu maanta furmo si looga wadahadlo Mooshinka laga keenay madaxweynaha oo uu ku baaqay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya…
Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo hore usoo qabatay xilka wasiirka arrimaha dibadda kana mida xildhibaanada waday mooshinka xil ka…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo afjaraya kalfadhigiisii lixaad ee socday muddo dhowr bilood ah, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay isbedel lagu sameeyay Miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2015-ka, oo lagu yareeyay kharashaadka dowladda laguna dhimau…
Xildhibaanada taageersan madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee talo-soo jeedin lid ku ah mooshinkii madaxweynaha u gudbiyay guddoonka…
Sida ay sheegeyso xog cusub oo Wadani.com ay heshay waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday qorista mooshin cusub oo lid ku ah…
Qorshe uu waday guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo lagu doonayay in Baarlamaanka Federaalka lagu hor keeno maanta…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamd Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa shaaciyay in fadhiga lixaad ee Baarlamaanka uu socon doono inta laga idleynayo…
Mooshinka laga keenay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weli xaaladiisu cakiran tahay iyadoo guddoonka Baaralmaanka Soomaaliya raadinayo qaab sharciyeed…
Halkee ku danbeeyay Mooshinkii laga keenay Madaxweynaha..? Wararkii ugu danbeeyay ee xaalada mooshinka laga keenay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo…
Mooshinka xil ka qaadista madaxweyne Xasan Sheekh oo 93 xildhibaan ay saxiixeen ayaa la sheegay inay halis weyn soo wajahaday…
Guddiga Difaaca Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan su’aalo weydiin ah kula yeeshay madaxda Midowga Afrika ee Soomaaliya…
