Wasiirka Waxbarashada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta hor tagtay Baarlamaanka Soomaaliya kadib markii loo yeeray, waxayna ka jawaabtay su’aalo qaarkood…
Browsing: Baarlamaanka
Qaar kamid ah Xildhibaanada Soomaaliya oo maanta ka hadlayay fadhigii Baarlamaanka ee ka mida kalfadhiga lixaad ee Golaha Baarlamaanka ayaa dalbaday inuu…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka doodaya arrimaha hiigsiga cusub iyo horgelinta qorshaha ua yaala dowladda Federaalka, waxaana guddiyo arrintan loo xil…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inuu kulankiisa hor yimaado wasiirka Amniga C/risaaq Cumar Maxamed oo Baarlamaanka ka hor akhrin…
Fadhigii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta ayaa lagu hor dhaariyay xubnaha Guddiyada Xuduudaha iyo Doorashooyinka oo dhawaan ay meel mariyeen…
Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta kulan ku yeelanaya xaruntiisa Muqdisho kadib markii ay fasaxii ciidul fitriga ka soo laabteen, waxaana la…
Maamulka Puntland ayaa mar kale soo saaartay qeylo dhaan ku saabsan inaysan aqoonsaneyn guddiyada Qaranka iyo xeerarka uu ansixiyay Baarlamaanka Federaalka…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Guddiyada madaxa banaan ee Doorashooyinka iyo kan Xuduudaha, iyadoo cod qarsoodi ah loo qaaday xubnaha…
Baarlamanka Soomaaliya ayaa la filayaa inuu maanta cod u qaado Guddiyadii Qaran ee doodooda socotay maalmihii danbe oo ay ka…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si lama filaan ah u tegay Shirka Golaha Baarlamaanka oo fadhigii maanta looga…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ka leh ansixinta Guddiyada Qaranka ee xukuumadda Soomaaliya ay soo magacawday, iyadoo uu su’aalo laga…
Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/laahi Axmed Jaamac(Ilka-jiir) ayaa maanta hortegaya Baarlamaanka Soomaaliya kadib markii looga yeeray si wax looga…
Doodii baarlamaanka Fedderaalka Soomaaliya ee ku saabsan xaaladda dhaqaale ee dalka iyo dhibaatooyinka dowladda ka heysta bixin la’aanta mushaarka ciidamada…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd u codeeyay mooshinkiii muranku ka taagnaa ee ku saabsanaa dhismaha baarlamaanka Maamula Jubba oo muddo…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa mooshino iyo u yeeris xukuumad ka keenay laba arrimood oo muddooyinkii ugu danbeebay kasoo…
Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Jeylaani Nuur Iikar ayaa sharaf dhac ku tilmaamay baaqashada cod u qaadista…
Fadhigii maanta ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee la filayay in cod loo qaado Mooshinka Golaha Wakiilada Jubba ayaa mar kale baaqday…
Xildhibaanada Soomaaliya ayaa maanta fadhi ku yeelanaya xarunta Baarlamaanka magaalada Muqdisho, waxayna sheegeen in cod loo qaadayo Mooshinka laga keenay…
Kulankii baarlamaanka ee maanta lagu waday in cod loogu qaado mooshinka laga keenay Baarlamaanka KMG ah ee loo dhisay Jubba…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali (Sharma’arke) ayaa soo dhex galay mooshinka doodiisu ka socoto Baarlamaanka Soomaaliya ee ka…
