Agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji ayaa la sheegay inuu dhexda ka qabtay qorshe lagu doonayay in xil ka qaadis…
Browsing: Madaxtooyada
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in weerar madaafiic ah lagu qaaday Xarunta madaxtooyada Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya oo sii wada isbedelka maamulka madaxtooyada ayaa magacaabay agaasime ku xigeen cusub oo Villa Somalia yeelaneyso.
Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji ayaa maanta la wareegay xilka loo magacaabay Bishii hore.
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in shaqaalihii hab-maamuska ee Villa Somalia shaqadii laga eryay.
Agaasimaha cusub ee madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa la sheegay inuu gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar.
Warar lagu kalsoonaan karo oo ku dhow dhow Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in Fahad Yaasiin oo ah saaxibka Madaxweynaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay la-taliye cusub oo uu yeelanayo.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay Agaasime ku xigeen kale oo ay yeelaneyso Madaxtooyada Soomaaliya.
Mugdi badan ayaa ku xeeran qaabka loo magacaabo xilalka dowladda Federaalka, kadib markii baraha bulshada laga ogaaday mas’uuliyiin kala duwan oo…
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Abuukar Daahir Cismaan (Abuukar Baalle) ayaa la sheegay inuu qarka u saaran yahay is-casilaad, kadib markii…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayay ee ka qeyb galay shirkii London ayaa saaka dib ugu soo…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda Ee Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay sarkaal lagu magacaabo Cabdishakuur Mursal Maxamad oo ka tirsanaa ciidanka ilaalada…
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay ka tacsiyeynaysaa geerida naxdinta leh ee ku timid Wasiirkii Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho lagu weeraray wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya.
Mar kaliya ayaa xarunta Madaxtooyada ee looga arrimiyo Soomaaliya laga dareemay xaalad ammaan oo kacsan iyo baaritaano ka dhex socda.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa howgal ciidamada dowladda maanta ka sameeyeen xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in howgal weyn uu ka socdo xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada ilaalada madaxtooyada ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaaladda dad dhimasho iyo dhaawac kasoo gaaray Gaadiid galbineysay madaxweyne Farmaajo.
Madaxtooyada Soomaaliya aya ku dhawaaqday in madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu qabanayo kulan loogu magac daray ‘Talo-wadaag’.
