Wararka laga helayo madaxtooyada ayaa sheegaya in weriye gaara loo magacaabay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Browsing: Madaxtooyada
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa tacsi u dirtay dowladda shacabka Masar iyadoo uga tacsiyadeysay weerarradii ka dhacay maanta Kaniisado ku yaala dalkaasi…
Labada nin ee ugu sareeya sharci dejinta iyo Villa Somalia ee dowladda cusub waxay noqdeen laba mas’uul oo midna dib…
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in shaqadii laga joojinayo weriyeyaasha ka socda TV-ga iyo Idaacadda dowladda.
Wararka laga helayo madaxtooyada ayaa sheegaya in taliye cusub loo magacaabay ciidamada ilaalada madaxtooyada ee Villa Somalia.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay mas’uuliyiinta ka howgaleysa Madaxtooyada Soomaaliya.
Wararka laga helayo madaxtooyada ayaa sheegaya in xilkii laga qaaday agaasimihii hore ee Warfaafinta Madaxtooyada, lama magacaabay agaasime cusub
Madaxtooyada Soomaliya ayaa faraha la gashay arrimo ku saabsan heshiisyo iyo shirkado xilli kala guur ah oo muddo kooban uu…
Xogheynta gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dood weyn ka dhalisay baraha bulshada ku xiiriirto, kadib markii…
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dad loo xir xiray falkii lagu jabsaday xafiiska Hanti…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan degdeg ah xalay la yeeshay Hanti-dhowrka Qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale.
Xog laga helay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegaya in fal fadeexad weyn ah u hareeyay qaar ka mida xafiisyada…
Xoogsato careysan ayaa maanta bannaanbax ka dhigtay iridka madaxtooyada magaalada Muqdisho ee Villa Somalia.
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dalka Turkiga u qaaday saddex qof oo ka mida qoysaskii ay waxyeelada kasoo gaartay hoobiyayaal lagu garaacay…
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa laba habeen oo xiriir ah kulamo isdaba jooga la yeeshay saxafiyiinta iyo milkiilayaasha…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa kulan socday muddo ku laba saacadood oo dhex maray odayaasha iyo xildhibaanada labada…
Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo uu xilka ku wareejinayo madaxweynihii hore ee Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa…
Madaxweynaha J.F.S mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa mar kale madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay madaxweynihii hore ee dalka mudane Xasa Sheekh…
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay loo xiray wadadka Maka Almukarama ee hor marta madaxatooyada…
Xogta laga helayo magaalada xarunta Madaxtooyad Villa Somalia ayaa sheegaya in hanti dowladeed oo xaruntaasi taallay ay kala qaateen xubno ku…
