Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in caleemo saarka madaxweynaha cusub iyo xil la wareegistiisa laga dhigay laba dhacdo…
Browsing: Madaxtooyada
Digniin ku socota Madaxweyne farmaajo Waxaan halkaan Ku soo gudbinayaa arrin qatar ah oo ay sameeyeen Sirdoonka Ethiopia oo ah…
Madaxweynaha la doortay ee J.F.S Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqdey xarunta madaxtooyada, halkaasi oo uu ku soo dhoweeyey Madaxweynihii…
“Waxaan maanta kulan la qaatay Madaxwyenihii hore. Waan uga mahadcelinayaa kaalintii uu ka geystay dowlad dhiska Soomaaliya” Madaxweyne Farmaajo
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa maanta tegay xarunta Villa Somalia ee looga arrimiyo Soomaaliya, halkaasoo uu ku qaabilay madaxweynihii hore…
Sida madaxweynihii ka horeeyay ee Xasan Sheekh ayuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ku shaqeynayaa Hotel kiro maalmaha ugu horeeya ee…
Wararka laga helayo xafiiska Guddoonka Baarlamaanka ayaa sheegaya in la joojiyay kulan caawa dhex mari lahaa xildhibaanada labada aqal ee…
Wakiilada Beesha caalamka ayaa kulankoodii ugu horeeyay la yeeshay madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Dowladda Sacuudiga ayaa safiir cusub u soo dirtay Soomaaliya, iyadoo uu ku soo beegmay xilligan kala guurka ah ee Soomaaliya…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsanaa ciidamada ilaalada Madaxtooyada lagu dilay toogasho.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay inay si toos ah ula wareegtay dakhliga dowladda Soomaaliya soo gala xilligan kala guurka ah…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray qoraal raali gelin u muuqda oo aan wax munaasbad ah lahayn kaasoo…
Wakaalada Wararka dowladda Soomaaliya ee SONNA ayaa dib uga noqotay, isla markaan sixid iyo raaligelin ka noqotay war si weyn…
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay in Shacabka oo la kiciyo, iyadoo loo sheegayo waxybaabo aan jirin, taasoo uu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa madaafiic hoobiyeyaal ah oo maanta duhurnimadii ku dhacay agagaarka Madaxtooyada Somalia.
Weerar madaafiic Hoobiyeyaal ah ayaa goor dhoweyd lagu qaaday Madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo uu ka furmay Shirkii madasha Qaran.
Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa fal dil ah kula kacay askari la sheegay inuu ka tirsanaa isla ciidamada…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay Xeerka Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka, xeerkaas uu Baarlamaanka Federaalkauu meel mariyay…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhowaam u magacaabay agaasimaha madaxtooyada ee Arrimaha Naafada C/raxmaan Faarax oo ku loo yaqaan…
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa sheegay in sida madaxdii xilka uga horeysay haddii uu xilka ka dego aanu…
