Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Xasan Sheekh oo War Raali gelin ah u qoray Imaaraadka Carabta [Akhriso Qoraalka]

    Xasan Sheekh oo War Raali gelin ah u qoray Imaaraadka Carabta [Akhriso Qoraalka]

    September 25, 20163 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray qoraal raali gelin u muuqda oo aan wax munaasbad ah lahayn kaasoo lagu amaanayo dowladda Imaaraadka Carabta.

    hassan_uae2Xasan Sheekh oo xilka ka dhammaadaya ayaa dhowaan ka hadlay heshiis shirkad laga leeyahay Imaaraadka Carabta ay la gashay maamulka Somaliland kuna saabsanaa maamulka dekadda Berbera oo sharci darro ku tilmaamay ayaa maalmo yar kadib waxaa xigay inuu ka soo baxay warkan.

    Qoraalka ay baahisay madaxtooyada ayaa lagu bogaadin sida aadka ahna loogu amaanayo Imaaraadka Carabta oo luqado dhowr ah lagu qoray laguna faafiyay warbaahinta dowladda Soomaaliya.

    HOOS KA AKHRISO


    SOMALI

    Madaxweynaha Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud  ayaa sheegay in Dwaladda Imaaraadka Carabta ay kaalin mug leh ka qaadato dib u dhiska Soomaaliya.

    Bayaan laga soo saaray Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in dalka isutagga Imaaraadka Carabta uu yahay dal saaxib dhaw la ah Soomaaliya mar kastana u taagan gacansiinta shacabka Soomaaliya horayna uga qeyb qaadatay taageeradooda ee arrimaha bni’adnimada la xiriirta

    Madaxweyne Xasan wuxuu cdeeyay in Dawladda iyo Shacabka Soomaaliya ay  aad u qadarinayaan kaalmada aan shuruudda ku xirneyn oo ay Xukuumdda Imaaraadka u fidiso Soomaalia siiba dhinacyada Arrimaha Bulshada ,wuxuuna xusay in labada dal ay wadaagaan arrimo badan uunaka dhaxeeyo iskaashi dhinacyo badan leh siiba Ganacsiga iyo xiriir Taariikhi ah ah ee soo jireen ah.

    Madaxwynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud  oo ah musharax u taagan mar labad hanashada xilka Madaxweyninimo ayaa ballanqaaday hadii uu mar kale madaxtinimada dalka Soomaaliya  ku soo laabto uu sii xoojin doono CilaaqaadkaSoomaaliya iyo Imaaradka ee dhinacyad badan leh uuna gaarsiin doono  meesha ugu sareysa.

    ENGLISH

    The President of the Federal Republic of Somalia, HE Hassan Sheikh Mohamud has praised the role of the United Arab Emirates for its contribution of rebuilding Somalia.

    The President hinted that UAE is a strong ally that Somalia needs today and in the future.

    “Somalia and its people are enormously appreciative of UAE’s support to Somalia in terms of security, humanitarian and development work. We look forward to working together in pursuit of our mutual interests. UAE is a valued business partner and we welcome their interest in the investment opportunities available in Somalia. We are grateful of our brother’s continued efforts to build the capacity of our civil servants, developing our infrastructure and combating piracy.

    President Hassan Sheikh Mohamud, who is running for his second term for the office has also made a pledge to work on enhancing the relationship between the two countries.

    “I will work on strengthening the relationship with UAE to be our permanent strategic ally, and if I get re-elected I will ensure that the relationship between the two countries flourish to the maximum. Somalia regards the ties between the two countries as the most important and outstanding part of Somalia’s friendly relationship with foreign countries’’.

    The Federal Republic of Somalia and UAE enjoy close cooperation in politics, economy, culture and other fields with a high-level coordination in regional and international issues of common concern.

    President Hassan Sheikh Mohamud concluded by saying that the peoples of both countries are determined to constantly improve the level of bilateral cooperation, and further realize both peoples’ expectations of stability and development.

    ———————————–ENDS—————————-

    Imaaraadka Carabta Madaxtooyada Top UAE Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxda Madasha oo isku qabtay dib u dhigista waqtiga Doorashada 2016
    Next Article Ciidamada PIA-da Puntland oo qabsaday Bankiga Magaalada Garowe

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo