Browsing: Imaaraadka Carabta
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa aad usoo dhoweysay raaligelintii uu ka bixiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ee…
Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay weerarkii kooxda Xuuthiyiinta Yeman ku qaadeen magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta.
Golaha Midowga Musharixiinta soo saaray qoraal dedgega oo ay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble uga mahad celinayaan inuu…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in wafdi ka socday dalka Imaaraadka laga hor istaagay inay tagaan magaalada Garacad…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa war kasoo saartay shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo xukuumadda Soomaaliya ugu yeertay: “DOWLAD KMG AH”.
Ciidamo ka tirsan kuwa ay Imaaraada Carabta tababarreen ayaa maanta gala mid ka mida Jaamacadaha Muqdisho, iyagoo kala baxay arday.
Dowladda Emirate-ka ayaa xoojineysa cadaadiska saaran madaxweynaha Somali Maxamed C/laahi Farmaajo iyadoo illo wareedyo rasmi ah ay sheegayaan inay Imaaraadka…
Dowladda Imaaraadka Carabta waxay ka mid tahay dowladaha qaniga ah ee Khaliijka, waxayna saaxiib dhow la tahay Mareykanka
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si xowli ah ugu dhexs milantay arrimaha Soomaaliya iyadoo muddooyinkii ugu danbeeyay ay sii kordhisay awoodda…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray qoraal raali gelin u muuqda oo aan wax munaasbad ah lahayn kaasoo…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa booqasho kale ku tegay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, isagoo la kulmay dhaxal sugaya dalkaasi Sheekh…
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa tababar u soo xiray cutubyo kamid ah ciidanka…
Danjiraha Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Axmed Cusmani ayaa madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ku…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa balanqaaday inay xayiraadda ka qaadeyso xoolihii Soomaalida ee loo dhoofin jiray dalkasi oo xayirnaa tan iyo…
Dowladda Imaaraadka Carabta waxay ka mid tahay dowladaha qaniga ah ee Khaliijka, waxayna saaxiib dhow la tahay Mareykanka oo milateri …
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa socdaal qarsoodi ah uga maqan magaalada Muqdisho isagoo markii lixaad muddo saddex bilood ah socdaal…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa bixineysa qeyb ka mida mushaarka ciidamada Soomaaliya. kadib heshiis maanta labada dowladood ku kala saxiixdeen magaalada…
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta tababar u soo gabagabeeyay Cutubkii labaad ee Ciidamo ka trisan kuwa…
