Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in ciidamada amniga Kenya ay joojiyeen kulan maanta duhurnimadii ka dhici lahaa magaalada…
Browsing: Madaxtooyada
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta qaabilay oo waraaqihii aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) uu mar kale dib ugu laabtay Xafiiskiisa Xarunta…
Taliyihii ciidamada Madaxtooyada Somaliya Col. Axmed Maxamed Cali (Af-caddeey) ayaa la sheegaya in shaqadii laga joojiyay, kadib markii uu lugaha…
Ciidamada Madaxtooyada ee loo yaqaan Koofiyad-guduudka ayaa laga qaaday isgoysyada laga ilaaliyo Madaxtooyada, kadib markii halkaasi lagu xoojiyey kadib qaraxii…
Marwada koowaad ee Dalka Saynab Cabdi Macallim ayaa hambalyo ku aadan Maalinta Haweenka Adduunka ee 8-da Maarso u dirtay Haweenka…
Kalfadhiga saddexaad ee labada Aqal ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa al shaaciyey xilliga uu furmayo.
Ciidamada Xooga ee Ilaalada Madaxtooyada ayaa maanta loo furay Tababar Ciidan, iyadoo ay ka qeyb galayaan ururka 60-aad ee ciidamada…
C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida siyaasiyiinta ku kacsan dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wax…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in si wayn loo adkeeyay ammaanka xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia.
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la dilay ugu yaraan 4 ka mida dableydii Alshabaab ee weerarka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan ilaalada madaxtooyada ay rasaas ku fureen gaari uu la…
Xuska Sanadguurada kasoo wareegtay markii la doortay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa loo bedelay qaab cusub iyadoo madaxtooyada ay joojisay…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka hor timid Go’aan kasoo baxay wasaaradda Wasaaradda Warfaafinta oo xil loogu magacawday agaasimaha Idaacadda gaarka loo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa mas’uul cusub ku soo kordhiyay Madaxtooyada, kaasoo loo magacaabay inuu noqdo kaaliyaha gaarka ah…
Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa sheegay inay noloshiisa…
Villa Somalia waxaa ka muuqda isbedel dhinacyo badan ah tan iyo markii furaheedda loo dhiibay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa digniin kasoo saaray qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweynaha oo looga hadlay bixinta dhulka dowladda.
Kooxda Alshabaab ayaa war soo saartay ku sheegtay inay madaafiic ku weerartay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.
Maamullada Galmudug iyo Ahlu suna oo dhowaan heshiis ku gaaray dalka Jabuuti, kaasoo ay qabanqaabisay IGAD ayaa maanta heshiis guud…
