Maamul Goboleedka Puntland ayaa shaaciyey go’aankii la sugeyay ee uu ka qaatay muddo kororsiga Madaxweynaha xilku ka dhammaaday ee Maxamed…
Browsing: Puntland
Golaha Wakiilada Puntland ayaa cod u qaaday muddo kororsiga ay ku dhawaaqeen Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka iyo madaxweynihii xilka…
Maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Gaalkacyo kusoo bandhigtay ciidamo ka goostay dowladda Soomaaliya oo isu dhiibay maamulkooda.
Is-jiidjiidka siyaasadeed ee u dhaxeeya Puntland iyo Madaxtooyada Soomaalia ayaa weji cusub galay markii dowladda Soomaaliay ay shaacisay inuu fashilmay…
Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray shirkii hordhaca ahaa ee Afisyoone oo dowladda Federaalka ay sgaacisay inuu…
Maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa cadeeyay inaysan ogeyn shir fashilmay sida uu ay ku dhawaaqday madaxda dowladda Federaalka.
Senator C/raxmaan Maxamed Faroole oo madaxweyne ka soo noqday Puntland ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadda dalka iyo wadahaladda Doorashada ee…
Wasiirka Cadaalada maamulka Puntland Caawil Sheekh Xaamid ayaa sheegay in Puntland ay difaac uga jirto madaxweynihii xilligu ka dhammaaday ee…
Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wasiir ka mida kuwa ugu dhow inay ka…
Qoraal ay faafisay warbaahinta dowlada Federaalka ayaa lagu cambaareeyay fal ayc iidamada Puntand xoog u adeegsadeen, kuna rasaaseeyeen dadweyn bannaabax…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa cafis u fidiyey weriye Kilwe Aadan Faarax oo maxkamad milateri ay dhowaan 3…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in isbaheysiga cusub oo siyaasadeed ay ku dhawaaqeen goor dhoweyd laba maamul Goboleed,…
Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda lagu dhawaaqo isbaheysi siyaasadeed la sheegay inuu noqon doono kii ugu weynaa Soomaaliya…
Waxaa magaalada Muqdisho shirar gaara ku yeeshay Madaxweynaha Puntland, Jubbaland iyo madaxda Midowga Musharixiinta, kaasoo looga hadlayey xaaladda Doorashada iyo…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni wareegto uu soo saaray caawa ku kala diray Golihii Degaanka Degmada Boosaaso.
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa wareegto uu soo saaray shaqadii uga joojiyey Guddoomiyihii Degmada Boosaaso ee Gobolka Bari, kadib…
Koox hubeysan ayaa xalay Saqdii dhexe weerar ku qaaday Xabsiga weyn ee Gaalshiraha magaalada Boosaaso, iyadoo rasaas xoog leh iyo…
Mamulka Puntland ayaa soo saaray war culus oo ku saabsan shirka uu ku baaqay Maxamed C/llaahi Farmaajo, iyadoo ku eedeysay…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si aan la fileyn u soo dhoweysay heshiishka ay wada gareen Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta,…
Maamul Goboleedyada Puntland ayaa Qoraal loogu talogalay Beesha Caalamka soo saaray caawa, wuxuuna shuruudo adag ku xiray inuu qeyb ka…
