Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka digay inay dagaal sokeeye dhalin karto Doorashada ay dooneyso dowladda Soomaaliya inay dalka…
Browsing: Puntland
Wasiirkii Deegaanka iyo Beeraha maamulka Puntland Ismaaciil Diiriye Gama’diid ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho oo xaalad caafimaad loo keenay.
Khilaafkii u dhaceeyay Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa gaaray heerkii ugu xumaa,…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa soo saaray Wareegto uu ku magacabay 2 Wasiir iyo 6 Wasiir ku-xigeen oo…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah ugu biiray urur Siyaasadeedka Kaah ee dhowaan laga dhisay Puntalnd…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay xaaladda Amniga Guud ee Puntland, kadib qarixii maanta lagu dilay Guddoomiyihii Gobolka…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed cabdiraxmaan Dhabancad ayaa faahfaahin ka bixiyey qarax is-miidaamin ah oo maanta lagu dilay guddoomiyaha Gobolka…
Alshabaab ayaa War kasoo saartay Qarax is-miidaamin ahaa oo maanta duhurtii ka dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo, kaasoo lagu dilay Guddoomiyihii…
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa si kulul uga hor yimid magacaabid uu sameeyay Madaxweyne Siciid C/llaahi…
Ra’iisul Wasaarahaxukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galay shir uu beesha Caalamka ka dalbaday Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi…
Iyadoo maamul Goboleedka Puntland uu dhowaan sheegay in qaar ka mida Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka laga helay cudurka Covid-19 ayaa…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa deeqdii labaad ee Qalab caafimaad ah gaarsiiyey maamul Goboleedka Puntland, iyadoo diyaarad qalabkaasi sida ay shalay…
Puntland ayaa shaacisay tiradii ugu badneyd ee laga helay cudurka Coronavirus degaanada maamulkaasi, iyadoo 22 qof oo laga baaris lagu…
War kasoo baxay Maamulka Puntland ayaa caawa lagu shaaciyey kiisas cusub oo cudurka Coronavirus ah, kuwaasoo laga helay degaanada Puntland.
Wasaaradda Caafimaadka ee maamulka Puntland ayaa shaacisay in kiisas cusub oo Cudurka Covid-19 ah laga helay degaanadeeda.
Maamulk Puntland ayaa ka hadlay dagaalkii xalay ka dhacay degaanka Teerage ee Galbeedka magaalada Gaalkacyo, waxayna ku eedeysan koox shufto…
Waxaa magaalada Garowe shir jaraa’id ku qabtay Madaxweynayaashii hore ee dowladda Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamud (Faroole) iyo C/weli Maxamed Cali…
Dowladda Federaalka Soomaaliya aya lacag gaareysa 2 Milyan oo Dollar u dirtay maamul Goboleedka Puntland muddo toddobaad gudihiis ah.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta gaaray Degmada Qardho ee Daadadku ku rogmadeen, kuwaasoo qasaare weyn ka geystay magaalada.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo baaq degdeg ah kasoo saaray daadadkii ku fatahay magaalada Qardho, isagoo ka tacsiyeeyay musiibada…
