Daad culus oo xalay ku fatahay degmada Qardho ee Gobolka Bari ayaa sababay qasaare weyn oo isugu jira dhimasho iyo…
Browsing: Puntland
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilalkii ka qaaday Taliyihii iyo taliye ku xigeenadii Ciidamada Booliska Puntland, kadib waregto saaka…
Guddiga Dowlad Goboleedka Puntland u qaabilsan ka hortagga cudurka Covid-19 ayaa caawa shaaciyey in 5 qof oo cusub laga helay…
Maamullada Puntland iyo Jubbaland ayaa sheegay inaysan weli helin lacagtii ay Dowldda Federaalka sheegtay in la siinayo maamul Goboleeyada si…
Iyadoo ay caawa ku dhawaaqeen maamulka Puntland in qofkii ugu horeeyay ee degaanadooda laga helay Cudurka Coronavirus ayaa waxaa si…
Maamulka Puntland ayaa shaaciyay caawa in degaanada maamulkaasi laga helay kiiskii ugu horeeyay oo ah cudurka Coronavirus.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa amar kasoo saartay tallaabo laga qaadayo masaajidda aan u hoggaansamin amarkii lagu xiray ee lagu joojiyay…
Madaxtooyada Puntand ayaa shaacisay in Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni uu sameystay maalin uu Bil kasta dadka la hadli doono.
Kulan degdeg ah oo ay xalay yeesheenMadaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Ku-xigeenkiis Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) iyo Guddiyada Amniga iyo…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya inuu caawa isbitaalka magaaladaasi ku geeriyooday Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Cabdisalaan Xassan Xirsi (Gu’…
Alshabaab ayaa war kasoo saartay goor dhoweyd qarax is-miidaamin ahaa oo caawa ka dhacay magaalada Garowe ee xarunta maamul Goboleedka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax is-miidaamin ahaa oo caawa fiidkii ka dhacay caasimadda maamulka Puntland ee magaalada Garowe.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegyaa inuu qarax caawa ka dhacay magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in halkaasi lagu aasay qof ka mid ahaa dad loo karaantiilay Coronavirus oo…
Koox dabley ah ayaa magaaalada Boosaaso maanta ku dishay sarkaal ka tirsanaa ciidamada canshuuraha Berriga ee maamulka Puntland.
Culimada degaanka Puntland ayaa u hoggaansani waayey amar kasoo baxay maamulka Puntland oo ku saabsan in la xiro Masaajidda degaanadaasi…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa si weyn uga hor yimid War ay maanta soo saareen Guddiga Madaxda bannaan ee…
Wasiiradii dowladda Soomaaliya ee ka qeyb galay shirkii shirkii Wada-tashiga Puntland ee ka dhacay magaalada Garowe ayaa ka hor yimid…
Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa Madaxda Ddowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay awood u adeegsatay burburinta maamul Goboleedyada, isla…
