Wasiirka Arrimaa Dibedda Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad oo goor dhoweyd khudbad ka jeediyey Shirkada Wadatashiga Puntland ee maanta ka…
Browsing: Puntland
Shirkii wada-tashiga Puntland ayaa ka furmay magaalada Garowe, iyadoo ay ka qeyb galayaan siyaasiyiin, odayaal, Isimo, qeybaha bulshada maamulkaasi oo…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay Albaabka laga galo dekadda weyn ee magaaladaasi.
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa maanta magaalada Garowe kulan kula yeeshay ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya…
Madaxweynihii hore ee Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa markii ugu horeysay tan iyo intii uu xilka ka tegay dib…
Ciidamada Amniga Puntland ee magaalada Boosaaso ayaa qabtay 8 qof oo la sheegay in lagu tuhunsanyahay Al-shabaabnimo.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Ganacsiga magaaladaasi u xiran yahay muran ka dhashay canshuur cusub oo Wasaaradda…
Wararka laga helayo Puntland ayaa sheegaya in mid ka mida raggii ku eedeysnaa kiiskii kufsiga iyo dilka Caa’isha Ilyaas Aadan…
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni magacaabay Guddiga Qabanqaabada Shirka Wada-tashiga ee maamulka Puntland oo ka kooban 11 xubnood.
Qaar ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee kasoo jeeda degaanada Puntland ayaa shaaciyey in xal laga gaaray arrintii shahaadada ardayda…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa mar kale hadlay Sharciga Batroolka Soomaaliya ee u saxiixay Madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii ay ansixiyeen labada…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in saaka Dil toogasho ah lagu fuliyey laba ka mida saddexdii eedeysane ee…
Waxaa soo baxaya qorsha uu wado maamulka Puntland oo ku saabsan inay ku dhawaaqo ‘GOONI-ISU-TAAG’ nooc cusub ah oo ay…
Xildhibaannada labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka oo kasoo jeeda degaanada Puntalnd ayaa u jawaabay Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya, iyadoo madaxda…
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadad Soomaaliya ayaa si faahfaahsan uga hadlay arrinta Shahaado bixinta ee Ardayga Soomaliyeed ee ka qalin jebiya dugsiyada…
Puntland ayaa u jawaabtay Wasiirka Waxbarshada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre oo dhowaan sheegay in Puntland ay ka mid noqoto…
Maamulka Puntland ayaa joojiyey xil wareejinta xafiiska Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ee magaalada Garowe kadib markii dowladda Soomaaliya ay…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay maareeyihii labaad ee Garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso muddo lix bilood gudahood…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa cafis gaara u fidiyey 5 xubnood oo isugu jira siyaasi iyo odayaal uu ku…
Madaxweynaha Jubbaland ee dowladda Somalia aysan aqoonsaneyn Axmed Maxamed Islaam ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Boosaaso ee Xarunta…
