Safiirka Mareykanka u jooga Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa maanta tegay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, isagoo halkaasi kulan kula yeeshay…
Browsing: Puntland
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.04 January 8, 2020, kaasoo uu ku magacaabay Guddoomiyaha iyo…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa qoraal qeylo-dhaan ah kasoo saaray Sharciga Batroolka Soomaaliya oo ay ansixiyeen labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka…
Waxaa maanta magaalada Boosaaso ee maamulka Puntland Maxkamad lagu soo taagay Odayaal iyo siyaasi caan ahaa oo dhowaan loo xiray…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xarunta Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayey ku-xigeenka wakiilka Qaramada Midoobey…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo dib ugu laabtay magaalada Garowe, kadin saddex toddobaad oo uu ku maqnaa dalka Imaaraadka…
Ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa howlgal ay ka fuliyeen Gobolka Gedo kadib soo bandhigay dhalinyarro lagu soo qabtay…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in is rasaaseyn dhex martay dabley weerar ku qaaday Sarkaal ka tirsan Ciidanka…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo muddooyinkan ku sugnaa dalka Imaaraadka Carabta, iyadoo aan la shaacin socdaalkiisa ayaa la shaaciyey…
Maamulka Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyey qasaaraha ay dhaliyeen roobab dabeylo wata oo ka da’aya degaano ka mida maamulkaasi.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in la xiray laba ka mida odayaasha Gobolka Bari, oo dhaliil u jeediyey…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa beenisay war ku saabsan in garoonka Muqdisho laga ceiyay, loona diiday inay dalka soo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta magacaabay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, isagoo xilkii ka qaaday xeer ilaaliyihii hore…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay maqribnimadii Caawa toogasho ku dileen Taliyihii ciidamada Nabadsugidda Gobolka…
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa la wareegtay degaanka Gacan-maroodi oo dhinaca waqooyi ka xigaa degmada Yubbe ee gobolka Sanaag oo…
Madaxweynaha Itoobiya ayaa waraaqihii aqoonsiga Danjirenimo ka guddoontay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Itoobiya.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku xigeenkisa ayaa xarunta Madaxtooyadda Puntland ee Garoowe si kala gaara igu qaabilay Guddoomiyaha…
Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa ka bilaabaneysa xarunta Golaha wakiilada Puntland, kadib markii xilkaasi si degdeg toddobaadkii hore looga qaaday…
Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in iska hor imaad ku dhex maray ciidamo abaabulan oo…
Gudoomiyihii Baarlamaanka Puntland ee xilka laga qaaday C/xakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) ayaa ka tegay caasimadda Puntland ee magaalada Garowe,…
