Wiil arday ah oo jaamacad dhigta ayaa xalay lagu dilay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, kadib markii koox hubeysan…
Browsing: Puntland
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa shaqada ka eryay saraakiil sare oo ka tirsanaa ciidmada Booliiska Puntland oo dhowaan…
Maamul Goboleedka Puntland aya u jawaabay Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo maamullada ka codsaday inay soo gudbiyeen…
Madaxda maamul Goboleedyada isugu tegay magaalada Garowe ee maamullada Puntland, Galmudug, Jubbaland iyo K/Galbeed ayaa war- degdeg ah soo saaray…
Wararka laag helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan Daraawiishta Puntland ay saaka qabsadeen Wadadda Madaxtooyada Puntland…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) uu joojiyey kulan la qorsheeyay inuu…
Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in magaalada xalay lagu dilay Laba wiil oo kooxo hubeysan ay weerar ku…
Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa raalligelin ka bixisay hadal muran badan dhaliyay oo kasoo yeeray madaxweynaha maamukaasi Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas)…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegay in koox hubeysan ay dil ka fulisay agagaarka Madaxtooyada magaaladaasi.
Baraha ay bulshada ku wada xiriirto ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa si weyn la isula dhexmarayay dood kulul oo…
Hay’adda caalamigha ah ee Save the Children ayaa sheegtay gabdhaha Soomaaliyeed weli loo gudo habka fircooniga ah oo keenayin qaarkood…
Golaha Aqalka Sare ee Baaralmaanka Soomaaliya ayaa wafdigii ugu horeeyay ee xal raadin ah u diray maamhlka Puntland, kaasoo ka…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in labo nin oo dhalinyaro ahaa Caawa lagu dilay magaalada Boosaaso.
Shir degdeg oo ay Magaalada Garowe ku yeesheen Golaha Wasiiradda maamulka Puntland ayaa lagu taageeray go’aankii Golaha Iskaashiga madaxda maamul…
Laba ka mida madaxweyne ku xigeenada Maamul Goboleedyada dalka ayaa ka hor yimid go’aanadii ka soo baxay shirkii madaxda maamul…
Golaha degaanka magaalada Boosaaso ayaa doortay Gudoomiye cusub, kadib cod bixin ka dhacday xarunta Golaha degaankaee magaalada Boosaaso maanta.
Ciidamo hubeysan ayaa weerar ku qaaday taliska qeybta Booliska Gobolka Nugaal, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Gobolka Nugaal.
Waxaa magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ka bilaabtay doorashadda Guddoomiyaha degmada Garowe, iyadoo dhowaan la sameeyay Golaha degaanka magaaladaasi.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo qeybta Puntland ayaa sheegaya ciidamo Gadoodsan oo ka tirsan daraawiishta Puntland ay maanta la wareegeen…
Maamul Goboleedla Puntland ayaa ku dhawaaqay dagaal ay ku qaadayaan ciidamada Somaliland ee ku sugan degaanadeeda, sida ay sheegeen Guddiga…
