Wararka laga helayo magalada Bosaso ayaa sheegaya inuu qarax Bam ka dhacay wado mashquul badan oo ku taalla bartamaha magaalada.
Browsing: Puntland
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in gebi ahaan ganacsigii magaaladaasi la xiray.
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya ciidamada Badda maamulka Puntland ay dad ajnabi ah oo lagu tuhusan yahay shabaabnimo…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ciidamada isku dhafka ah e magaalada Gaalkacyo qasaare dhimasho iyo dhaawac leh…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu dagaal ku dhex maray magaalada Gaalkacyo ciidamo kala taabacsan maamullada Puntland iyo…
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas oo ku sugan dalka Ethiopia ayaa kulan kula yeeshay magaalada Addis Ababa qaar kamida…
Puntland ayaa soo bandhigay kaararka doorashada Somaliland oo lagu qabtay degaano ka mida gobolka Sanaag.
Magaalada Kismaayo waxaa lagu soo bandhigay Ninkii ku eedaysna inuu falka naxdinta lahaa ua geytay gabadha lagu magacaabo Faaiso Cabdi…
Puntland ayaa Guddiga Gurmadka Dowladda Soomaaliyta ku wareejiyey lacag ku dhow Nus Milyna Doolar oo madaxda iyo shacabka Puntland ay…
Hoggaamiyaha ururka Khilaafada islaamiga ee Daacish u qaabilsan Soomaaliya Sheekh C/qaadir Muumin ayaa ka badbaaday duqeyn diyaaradaha Mareykanka ku qaadeen…
Gudiga gurmadka maamulka Putland ayaa tegay Magaaladda Muqdisho, iyagoo wada lacag deeq ah oo ay ka soo ururiyeen dadka degaanada…
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay kulan kula qaatay magaalada Muqdisho qaar ka mid ah…
Wararka ka imaanaya deegaanka Buqa ee buuraleyda Gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in duqeyn culus ay xalay halkaasi ka…
Wasiirada Maaliyadda iyo Dekadaha Maamulka Puntland ayaa qoraal ay u qoreen shirkadda Imaaraadka laga leeyahay ee P&O oo la wareegtay…
Isimada iyo waxgaradka Golka Bari ayaa sharci darro ku tilmaamay heshiiska maamulka Puntland dekadda Boosaaso ku wareejiyay shirkadda laga leeyahay…
Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay bannaanbax rabshado watay oo maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland.
Bannaanbaxyo waaweyn ayaa ka socda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa bogaadin weyn iyo mahadcelin u jeediiay dowlada Itoobiya, iyadoo dhinaca kale dowladda Federaalka ku eedeysay inay…
Guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka ayaa maanta ka qeyb galay furitaanka kalfadhiga afraad ee Baarlamaanka Puntland.
Madaxweynaha Puntland, ahna Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa war cad kasoo saaray casuumadii uu…
