Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in is rasaaseyn ka dhacday magaalada ay dhalisay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Browsing: Puntland
Taliye ku xigeenka Booliska maamulka Puntland Bille C/raxmaan ayaa lagu dhaawacay muran dhex maray taliyaha Booliska, sida ay sheegayaan wararka…
Wararka laga helayo magaalada magaalada Bosaso ayaa sheegaya in laga hor tegay Bam la shigay suuqa weyn ee magaalada Boosaaso…
Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa muujisay deeqsinimo iyo Soomaalinimo kadib markii ay 48 saacadood ku ururisay lacag ka badan…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta gaarsiisay magaalada Muqdisho diyaarad sida gurmad daawo iyo dhakhaatiir saaka looga direy magaalada Garowe, waxaana…
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Cali Gaas ayaa ku dhawaaqay Jawaab ay Puntland ka bixineyso, iyadoo shir degdeg ay Boosaaso ku…
Maamul Goboleeadyada Soomaaliya ayaa soo bilaabtay jawaab ay ka bixinayaan qaraxii Muqdisho ee dadka badan lagu laayay.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in halkaasi lagu xiray siyaasiyiin ku dhawaaqay urur la baxay Madasha Samata bixinta…
Puntland ayaa dab qabadsiisay lacago shilin Soomaali ah oo ay daabacday kadib markii ay dib ugu soo noqdeen lacagahaasi oo…
Madaxweynaha Puntland, ahna guddoomiyaha Golaha cusub Iskaashiga dowlad Goboleedyada C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in mas’uuliyadda dalka 90% saaran…
Ciidamada illaalada Xeebaha Puntland ayaa qabtay Doon laga leeyahay dalka Iiraan oo la sheegay inay si sharci daro ah u…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa dib shaqadiisii ugu celiyey Taliyaha Ciidamada Booliiska Puntland Gen. Jeneraal Cabdulqaadir Shire Faarax(Ereg). Jeneraal Ereg…
Shir ay Golaha Wasiirada Maamulka Puntland ku yeesheen magaalada Boosaaso ayaa laga soo saaray qodobo ay ka mid yihiin go’aanka…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in nin hubeysan uu weerar ku qaadeen taliye ku xigeenkii Saldhiga Booliska Baalade,…
Maamulka Puntland ayaa qaadacday shirka uu ku baaqay madaxweynaha maamulka Jubba ee magaalada Kismaayo ay ku yeelan lahaayeen madaxda maamul…
A policeman shot dead on Monday the chief of security at an airport in Somalia’s semi-autonomous Puntland region and also…
Taliyihii Ciidamada Ammaanka Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo Col. C/salaan Sanyare ayaa toogasho lagu dilay, kadibn markii uu rasaas ku furay askari…
Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo ka horyimid qaabka dowladda Federaalka ula macaamishay khilaafka siyaasadeed ee maamulka Galmudug.
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi lagu qabtay Doon hub sida oo ku dejineysa degaan ka tirsan…
Madaxweyna Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Boosaaso kadib safar xaj…
