Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweyne ku xigeenka, ahna kusimaha Madaxweynaha maamulka Puntland Eng. C/xakiim C/llaahi Cumar (Camey) ayaa xilka looga…
Browsing: Puntland
Wasiir ka tirsan maamulka Puntland ayaa taageeray go’aanka xukuumadda Soomaaliya ee sarkaalkii ONLF C/kariin Qalbi dhagax loogu gudbiyay Itoobiya.
Maamulka Puntland ayaa amar culus kusoo rogay Hoteellada ku yaalla degaannada uu ka taliyo Maamulkaas.
Maamulka Puntland oo war kasoo saaray dhibaatada ka taagan isticmaalka lacagta Shillin Soomaaliga ah ee degaanada maamulkaasi.
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegay in qaraxyo is xigay ay ka dhaceen Saldhigga ciidamada Af-urur ee duleedka magaalada…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu dagaal dhex maray laba maleeshiyo oo ka soo kala jeeda maamulada Galmudug…
Taliyaha ciidamada Booliska Puntland C/qaadir Shire Faarax (Ereg) ayaa jawaab culus ka bixiyay shaqo joojin uu ku sameeyay madaxweyne ku…
Taliyihii Booliska Maamulka Goboleedka Puntland C/qaadir Shire Faarax (Ereg) ayaa shaqada laga joojiyay.
Golaha wasiirada maamul Goboleedka Puntland ayaa amar ku bixiyay in la gubo ama la qabto lacagta shilin Soomaalida ee ku…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in danaha istaraatijyadeed ee Puntland kala dhaxeeyay Sacuudiga iyo Emiraatka uu ku…
Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa go’aan kasoo saaray xiisad ka jirta dalalka Khaliijka kadib muddo ka badan laba bilood…
Baarlamaanka Puntland ayaa ansixiyey Golaha Wasiirada cusub ee uu dhowaan soo magacaabay Madaxweyne C/weli Gaas.
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maagcaabay xukuumad cusub oo u badan wasiiradii hore.
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa dhisay xukuumad cusub oo saaka looga dhawaaqay magaalada Garowe.
Ciidamada Ammaanka maamulka Puntland ayaa xabsiga dhigay weriye ka howlgala magaalada Garowe.
Burhaan Aadan Aw-cabdi oo ka mid ah xildhibaanada gollaha wakiiladda Puntland ayaa ku eedeeyay madaxda Puntland inay qeyb ku leeyihiin…
Wararka laga helayo Magaalada Garoowe ee maamulka Puntland ayaa sheegayaa inuu halkaasi ka socdo dibadbax rabshado wato.
Wararka laga helayo magaalada magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in iska hor imaad ka dhacay magalaada.
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa ka hadlay howgal muran ka taagan yahay oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in madaxii Alshabaab ee degaanada Puntland gaar ahaan magaalada Gaalkacyo gacanta lagu dhigay.
