Wararka ka imanaya magaalo xeebeedda Caluula ee gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in biyihii badda ay ku fataheen magaaladaas.
Browsing: Puntland
Waxaa baraha bulshada qabsaday dhacdo ku saabsan Orgi weerar u geystay dad fara badan magaalada Garowe ee Xarunta Puntland.
Socdaalkii la filayay inuu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku tago Degaanada Puntland ayaa si rasmi ah loo joojiyay.
Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ay maanta qaaday tallaabo lama filaan ah oo ku cusub maamulkaasi, kadib markii ay kalsoonida kala…
Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali [Gaas] ayaa ka hadlay go’aankii Baarlamaanka Puntland kalsoonida ugala laabteen xukuumadiisa.
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa heysta muddo 21 maalmood ah si uu xukuumad cusub u soo…
Magaalada Gaalkacyo ayaa shalay tababar looga furay ciidamo isku dhaf ah oo maamulada Puntland iyo Galmdug ka kala socda.
War laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa goor dhaweyd kalsoonidii kala noqdeen, isla markaana rideen…
Iyadoo dood weyn ka dhalatay lacago loo qoodeeyay maamul Goboleedyada, taasoo ka dhex muuqatay Miisaaniyadda dowladda Soomaaliya ayaa la ogaaday…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku sii jeeda degaanada maamul Goboleedka Puntland.
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa beeniyay inuu soo jeediyay qaab dhismeedka ciidamada Qaranka in loo qeybiyo 4.5
Maamul Goboleedka Puntand ayaa soo bandhigay dhalinyaro ay ku eedeysay inay ku biiri rabtay Alshabaab oo ku sii jeeday Buuraha…
Shirar magaalada Gaalkacyo uga socday maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa laga soo saaray heshiis ka kooban 7 qodob oo laga…
Kooxda Alshabaab ayaa baahisay sawirrada weerarkii ay ku qaaday Saldhigga Af-urur ee Gobolka Bari, maamulka Puntland 8-dii Jube 2017.
Wararka laga helayo gobolka Bari ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay agagaarka Saldhigga Af-urur ee dhowaan ay weerarreen kooxda Alshabaab.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas shir Jaraa’iid ku qabtay Madaxtooyada Garoowe, isagoo ku dhawaaqay dagaal ka dhan…
Weerarkii Alshabaab ku qaaday Saldhiga ciidamada Daraawiishta ee Gobolka Bari wuxuu ahaa kii ugu qasaaraha badnaa ee Ciidamo Soomaaliyeed lagu…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerarkii weynaa ee kooxda Alshabaab ku qaadeen saldhigga ciidamada Daraawiishta Puntland ee Af-urur ee…
Wasiir ka tirsan xukuumadda Maamul Goboleedka Puntland ayaa shaaciyay inuu iska casilay xilkii uu hayay.
