Taliyihii Booliska Maamulka Goboleedka Puntland C/qaadir Shire Faarax (Ereg) ayaa shaqada laga joojiyay.
Wareegto uu ku saxiixan yahay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C/Xakiin Cumar Camey ayaa shaqada looga joojiyay Taliyihii Booliska Maamulka Puntland C/qaadir Shire Faarax (Ereg), iyadooaan aanu sheegin sababta keentay shaqo joojinta Taliyaha.
Taliyaha ayaa xilkan loo magacaabay Bishii May, 2016kii, waxaana uu xilligaas kala wareegay C/risaaq Afguduud xaalad ka dhalatay gacan ka hadal dhex maray ciidamdada Birmadka iyo Booliska Puntland
AKHRISO WAREEGTADA


![Taliyihii Ciidamada Booliska Puntland oo shaqadii laga fariisiyay [Akhriso Wareegto] C/weli Gaas oo eryay taliyihii Booliska Puntland](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/05/General-afguduud.jpg)