Madaxweynaha Dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa xil kaqaadis ku sameeyey Agaasimaha Guud ee la-dagaalanka burcad badeedka Puntland.
Browsing: Puntland
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya in markabkii ARIS 13 ee dabley hubeysan ku heysteen xeebaha degmada Caluula ee…
Ciidamada Puntland iyo Maleeshiyada burcad badeedka ee xeebaha degaanada Puntland ku qabsatay Markabka Ganacsi ee Aris 13 ayaa rasaas is…
Burcad Badeedkii Soomaalida ayaa dib u soo laba kacleysay kadib markii ay Markab weyn oo ganacsi afduubteen lana tageen xeebaha…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa beeniyay in dowladda Imaaraadka Carabta ay Saldhig ciidan ay ka sameyseyso Magaalada Booasaaso.
Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan Daraawiishta Puntland ayaa ka hadlay sababta ay u qabsadeen Koontaroolka magaalada xarunta ah ee Garowe.
Puntland ayaa dacwad ku soo oogtay telefishanka Soomaaliga ee Universal, kadib markii ay dhowaan ka joojiisay inuu ka howlgalo degaanada…
Gaadiidka isaga kala goosha gobollada Puntland ayaa xayiran iyadoo ay ciidamo gadoodsan ay joojiyeen isu socodkoda.
Saraakiisha sare ee Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa jawaab kulul ka bixiyay een hadalkii kasoo yeeray Wasaaradda Maaliyadda iyo Madaxweynaha Puntland…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan ay qabsadeen Bar koontarool oo laga soo galo magaalada Garowe ee…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland lagu qarxiyay Gaari uu…
Maamulka Puntland ayaa shaqadii ka joojiyay TV-ga Afka Soomaaliga ku hadla ee UNIVERSAL TV, iyadoo lagu eedeeyay iska horkeenka maamulka…
Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xersi Cali Qarjab oo muddo sanad ku dhowaad ah arrimo caafimaad uga maqnaa xilka ayaa ku…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shaaciyay inuusan mar kale isu sharxi doonin doorashada madaxweynaha Puntland marka ay u…
Madaxweynaha untland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay xaaladda Puntland ka taagan iyo waxqabadka dowladiisa xilli xaalad kacsn…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in xiisad ka taagan tahay magaalada, isla markaana iska hor imaadyo iyo qaraxyo…
Dowladda Imaaraadka Carabta oo dadaal xoog leh ugu jirta inay noqoto dowladda ugu saameynta badan Geeska Afrika ayaa qarka u…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Puntland ay xabsiga dhigeen oday dhaqameed caan…
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay saabsan Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dawladda…
