Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in qaraxyo ay ka dhaceen magaalada ganacsiga ugu weyn ee maamulka Puntland.
Browsing: Puntland
Maamul Goboleedka Puntland ayaa noqday maamulkii ugu horeeyay ee war ka soo saara magacaabidda Ra’iisal Wasaaraha Somaaliya.
C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) oo ku laabtay magaalada Garowe ayaa ceebeeyay madaxda maamul goboleedyada dalka.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in xiisad siyaasadeed ka jirto magaaladaasi oo uu maanta ku wajahan yahay madaxweynihii…
Ciidamo huwan ah oo ka kooban maamulada Puntland, Galmudug, dowladda Federaalka iyo ciidamo ajnabi ah ayaa isku baheystay weerar ay…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka ee Puntland ee magaalada Boosaaso ayaaxukunno dil ah ku riday 7 nin oo lagu soo eedeeyay in…
Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa hambalyo qoraal ah u diray madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa galabta tegay magaalada Muqdisho isagoo ay la socdaan wafdi uu hogaaminayo.
Wararka laga helayo degmada Qandala ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in degaankaasi la soo dhigay saddex qof oo qoorta laga…
Go’aankii ugu danbeeyay ayaa maanta lagu riday dhalinyaradii degmada Galdogob ee Gobolka Mudug ku kufsaday laba gabdhood oo kiiskoodu mid…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay halkaasi ku dhaawaceen nabadoon caan…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka soo dhex muuqan weyday hogaanka Aqalka Sare ee Soomaaliya kadib doorashadii shalay 22 Janaayo 2017…
Maamulka Puntland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen sarkaal ka tirsan Alshabaab oo lagu eedeeyay inuu qeyb ka ahaa dilalkii…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland ayaa si degdeg ah qeybiyay 3-da xubnood ee cusub oo maamulkiisu ka helay xubnaha lagu kordhiyay…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta halkaasi toogasho lagu dilay xeer ilaaliyihii Maxkamadda ciidamada…
Toos Garoowe : PUNTLAND VS GALMUDUG TARTANKA KUBADDA KOLAYGA GABDHAHA SOOMAALIYEED
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa qoraal degdeg ka soo saaray xaaladda colaadeed ee dib uga soo…
Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa afka furtay isagoo doorashada Soomaaliya ku tilmaamay mid musuq iyo handadaad lagu maamulay…
Xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka oo ka soo jeeda Puntland ayaamagaalada Muqdisho kulan ku yeshay iyadoo uu kulankaasi ka qeyb…
Taliye ku-xigeenka saddexaad ee Booliska Puntland Jaamac Saxardiid Cabdi ayaa ku geeriyooday magaalada Boosaaso.
