Magaalada Garowe waxaa ka socda qorsheyaal siyaasiyiinta beelaha Harti ku doonayaan inay kula wareegaan hogaanka dowladda cusub ee Soomaaliya.
Browsing: Puntland
Maamul Goboleedka Puntland ayaa noqday maamulka ugu liita ee ka hor yimid qoondada haweenka ee Doorashada Aqalka hoose.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa ceeb siyaasadeed iyo maamuus la’aan ka soo wajahday socdaalkiisii koowaad ee Muqdisho.
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland oo maalmihii ugu danbeeyay safarro ku maqnaa ayaa ugu danbeyn lagu arkay magaalada Nairobi ee dalka…
Maamulka Puntland ayaa dib u fasaxay doorashada Aqalka hoose ee Baarlamaanka, kana socotay magaalada Garowe kadib cadaadis uga yimid beesha…
Taliyaha ciidamada Badda Puntland ayaa beeniyay inay dib u qabsadeen degmada Qandala oo hore loo shaaciyay.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka digay in la guda galo kulan la isugu yeero xildhibaanada la doortay iyo doorasho la…
Maamul Goboleedka Puntand ayaa qaaday isku daygii ugu danbeeyay ee ay ku dooneyso inay kuraas hor leh uga qaadato qoondadii…
Kulamo is dabajoog ah oo maanta Garoonka magaalada Gaalkacyo ka dhacay ayaa wakiilada beesha caalamka ku dhageysteen talooyinka odayaasha labada…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay go’aano ka soo baxay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ku saabsan heshiis gaara oo…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in shirkii labaad uu goor dhoweyd ka dhacay Garoonka magaalada Gaalkacyo.
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidamada Puntland ay ugu dambeyn weerar ku qaadeen degmada Qandala.
Waxaan qormooyin is dabajoog ah ku eegi doonaa arrimaha la yaab leh ee ka dhacaya Doorashooyinka 2016.
Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Cabdiraxmaan Faroole, kana mida xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay colaada…
Puntland ayaa sheegatay inay ciidamo ka badan 80 ka dishay maamulka Galmudug dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa war kasoo saartay dagaalka qasaaraha badan dhaliyay ee saaka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo.
Maanta 5-fa November 2016, waxaa magaalada Garowe ka bilowday doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Xaalada magaalada kala qeybsan ee Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug isbedel laga dareema maanta.
Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashada soo saaray go’aan lagu joojiyay diiwaan gelinta ergooyinka doorashada aqalka hoose ee beelo ka tirsan Puntland.
Doorashooyinka Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka bilaabanaya Maamulka Puntland, sida uu shaaciyay Guddooomiyaha Guddiga Doorashooyinka dadban ee Maamulka Puntland Khaliif Aw-Cali.
