C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa magaalada Garowe ka sheegay in Soomaaliya aysan ka jirin doorasho dadban balse ay socoto kororsiimo…
Browsing: Puntland
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya in liiska xubnaha Puntland u soo sharaxday Aqalka…
Wararka laga helay magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxweyne C/weli Gaas ay ku adkaatay inuu Aqalka sare u soo sharxo…
Wararka laga helayo Garowe ayaa sheegaya in xilkii laga qaaday mas’uul ka tirsan maamulka Puntland oo shaaciyay inay ciidamada Puntland…
Mas’uulkii ugu horeeyay ee ka tirsan maamul Goboleedka Puntland ayaa isu casilay arrin ku saabsan fadeexad maaliyadeed oo lagu eedeeyay…
Shirkii Golaha Wasiirada maamul goboleedka Puntland ee maanta ayaa ka gaabsaday inay soo hadal qaadaan duqeyntii ka dhacay duleedka Gaalkacyo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Galmudug ay ku dhawaaqay inuu xiran yahay garoonka diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo.
Dagaal xoog leh ayaa Bariga Mudug ku dhex maray ciidamo ka tirsan maamulka Puntland iyo dad xoolo dhaqato ah.
Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Puntland ayaa qabsaday Bankiga magaalada Garowe kadib markii ay isku wareejiyeen xarunta Bankiga.
Qoraal kasoo baxay madaxweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa lagu magacaabay safiir Puntland u fadhin doona dalka Itoobiya.
Kooxda taageersan Daacish ee fadhigeedu yahay Soomaaliya ayaa shaacisay sawirro muujinaya iyagoo ku dabaaldegaya munaasbadda Ciidul Adxaa.
Maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa is weydaarsaday Maxaabiis gaareysa 8 iyo Labo -gaari oo oo muddo bilo ah ay kala heysteen.
Maamulka Puntland oo sii wada tallaabooyinkii ka dhanka ahaa isu socodka dadka Soomaaliyeed ayaa soo saaray amarro kale oo xayiraad…
XIldhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa si eedeyn ba’an u jeediyay madaxweynaha Puntland C/weli Gaas isagoo sheegay inuu jebiyay dastuurka…
Maamul Goboleedka Puntland ayay fadeexad ka raacday Qaadka ka yimaada Kenya ee ay u fasaxday degaanadeeda iyagoo jebisay go’aankii dowladda…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka hor yimid go’aankii dowladda Soomaaliya ku mamnucuday Qaadka yimaada dalka Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Madaxweyn ku xigeenkii hore ee Puntland in muddo ah lagu xiray Garoonka…
Madaxweynaha Puntland C/iweli Maxamed Cali (Gaas) oo maanta ka degay magaalada Gaalkacyo ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal kasoo yeeray…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa ku dhaqaaqay tallaabo aan hore loo arag, kadib markii ay sheegtay inay xirtay xuduudka ay la…
Madaxtooyadda Puntland ayaa shaacisay qoraal ay ku baahisay dadkii ka dambeeyey Qaraxii dhowaan ka dhacay magaalada Galkacyo.
