Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari C/samad Maxamed Gallan oo mucaarad ku ah dowladda C/weli Gaas ayaa ka hor yimid go’aanka…
Browsing: Puntland
Warar laga helayo Magaalada Garowe ayaa sheegaya in maleeshiyo reer Puntland ah ay la wareegeen Gaadiid dagaal oo Galmudug uga…
Galmudug ayaa si kulul uga hadashay go’aanka Puntland ee ku saabsan in gaadiidka ka baxa Koofurta Soomaaliya aysan geli karin…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ay ka taagan tahay magaaladaasi.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. C/xakiin Xaaji Cumar Camay ayaa waxaa lagu mamnuucay Qaadka kasoo gala…
Madaxtooyada Puntland ayaa faafisay war ku saabsan socdaalka madaxweynaha maamulkaas C/weli Gaas ku joogo dalka Itoobiya iyo sawirro laga soo…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in si weyn loo adkeeyay ammaanka magaalada dhinaceeda Waqooyi ee Puntland…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in meydad hor leh laga helay guryaha ku dumay qaraxyadii…
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ee Gobolka Mudug iyo magaalada Gaalkacyo qeybta ay maamusho Puntland ayaa ku dhintay qaraxyadii maanta ka…
Ciidamada Amniga Gobolka Bari ayaa magaalada Boosaaso kusoo bandhigay magaalada Boosaaso saddex nin oo qiranaya inay ka mid ahaayeen Ururka Alshabab…
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare ee Puntland…
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa u magacaabay gudoomiyaha maxkamada sare ee Puntland Yuusuf Xaaji Nuur, kadib markii…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ay ka taagan tahay ciidamo iyo maleeshiyo kala taabacsan maamulada…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in Cali Khaliif uu qabo cudur dadka jecleysiisa ciddii dhibaato u geysata…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa shaaciyay arrin ay qaadaceen oo ku saabsan aqalka sare ee Baarlamaanka, isagoo sheegay inay waafaqsan…
Ciidamo ay dowlada Soomaaliya geystay magaalada Gaalkacyo ayaa xiisad ka dhex abuurtay maamulada magaaladaasi ka jira ee kala taabacsan Puntland…
Ciidamadii DANAB ee Kumaandooska Milateriga Soomaaliya oo dhowaan la dejiyay garoonka Diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ayaa lagu eedeeyay inay afduub ka…
Warar hor leh ayaa kasoo baxaya ciidamo ka socda kumaandooska Milateriga Soomaaliya ee DANAB oo dhowaan loo duuliyay garoonka magaalada…
Fanaanada Nasteexo Indho ayaa khilaaf ka dhex abuurtay Culimada Puntland iyo madaxda maamulka Puntland, kadib markii fanaanada ay bandhig faneed…
Ciidamo ka tirsan Kumaandooska Soomaaliya ayaa la geeyay magaalada Gaalkacyo, iyagoo la dejiyay garoonka C/llaahi Yuusuf ee magaaladaasi oo hoos…
