Warar laga helayo shirka Madasha Qaran ee magaalada Muqdisho uga socda madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya
Browsing: Puntland
Maamulka Somaliland ayaa sii daayay xildhibaan katirsan Baarlamaanka Puntland in ku dhow laba toddobaad ay gacanta ku hayeen.
Dabaaldegyo waaweyn ayaa soo gaaray ilaa caawa magaalooyinka maamulka Puntland
Fadeexadii ugu waynayd ayeey dhexda ka istaageen Xiriirka Kubadda Cagta Somalia ee soo qaban qaabiyay Ciyaaraha Dawlad Goboleedyada
Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed ayaa dib u dhigay kulanka kama danbeysta ah
Ciidamada Somaliland ayaa la sheegay inay la wareegeen degaanka Tuke-raq ee Gobolka Sool, halkaasoo fariisin u ahaa ciidamada maamulka Puntland.…
Dadweynaha magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa Banaanbax loogasoo horjeedo maamulka Somaliland ka bilaabay maanta Magaalada Garowe ee caasimadda…
Ciyaartii ugu xiisaha badneyd inuu bilowday tartanka Koobka maamulada dalka ayaa galabta ku dhex maray garoonka Konis Stadium
Dagaal ayaa ka dhex qarxay ciidamada maamulada Puntland iyo Somalilanad oo isku haya Gobolka Sanaag,
Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Xassan Soocadde ayaa soo saaray amarro ku socday Warbaahinta iyo Saxafiyiinta ka howlgala degaanada Puntland, wuxuun amray inay…
Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa kala diray Golihii degaanka magaalada Gaalkacyo, isagoo dhinaca kale magacaabay…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo dhinaca raacsan Puntland ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland oo gadoodsan ay la…
Ciiidamo gadoodsan oo boolis ah ayaa saaka qabsaday saldhiga Booliska magaalada Boosaaso, kadib markii taliye ku xigeenkii hore ee ciidanka…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in kooxo hubaysan ay caawa ku dileen xaafada Garsoor ee magaladaasi…
Waanwaan ayaa laga dhex bilaabay xiisada ka taagan gobolka Bari ee ka dhalatay ciidamada uu abaabulay Guddoomiyihii hore ee Gobolka…
Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocade ayaa albaabda isugu dhuftay Idaacadda Daljir ee fadhigeedu yahay Puntland, kadib markii ay faafisay war…
Gudoomiyihii hore ee gobolka Bari C/samad Maxamed Gallan ayaa sheegay in weerar ay maanta ku soo qaadeen ciidamo ka tirsan…
Dagaalkii ugu horeeyay ayaa maanta ka dhex qarxay ciidamada la baxay Puntland dhabta ah ee uu hogaamiyo Guddoomiyihii hore ee Gobolka…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka bari C/salaan Maxamed Gallan oo kacdoon hubeysan ka bilaabay Gobolka Bari, Puntland ayaa shaaciyay in ujeedkiisu…
Dabley hubaysan oon heybtooda la garan ayaa caawa xaafada Garsoor ee Magaalada Gaalkacayo ku dilay Agaasimihii Wasaarada Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga…
