Puntland ayaa sheegtay in ay qabteen in ka badan 30 maleeshiyo oo ka tirsan Maleeshiyadii Alshabaab ee ka dagaalameysay Togga…
Browsing: Puntland
Telefeshinka Puntland Tv ee ku hadla afka maamulka Puntland ayaa sheegtay tirada dhimashada maleeshiyada Alshabaab ee dagaalka ka wada Togga…
Oday ka tirsan dadka degaanka Togga Nugaaleed ee Suuj ayaa ka warramay sidii ay wax u dhaceen aaggaasi kadib markii…
Madaxweyne Xasan Sheekhoo ka hadlay dagaalka Alshabaab ka wado Puntland Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay…
Aagga Suuj ee gobolka Nugaal oo dagaalo culus ku dhex mareen ciidamada Puntland iyo kooxda Alshabaab oo halkaasi duulaan dhinac…
Ciidamada Puntland oo qarka u saaran dagaal ayaa furaya aag cusub oo ay ku fara saaraan maleesjiyada Alshabaab, waxaana aagga cusub ka…
Security forces in Somalia’s semi-autonomous region of Puntland killed more than 60 Islamist militants and regained some territory in a…
Dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo kooxda Alshabaab ee ka socday Togga Suuj ayaa dib u qarxay duhurnimadii maanta kadib…
Madaxwayne Ku-xigeenka maamulka Puntland C/xakiim Xaaji Cumar Camey ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaalka ciidamada Puntland kula jiraan kooxda Alshabaab, wuxuuna…
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa degdeg usoo afjaray socdaalkiisii dalka Mareykanka, isagoo soo gaaray Magaalada Adis…
Wararka caawa laga helayo degaanada dagaaladu ka socdaan ee Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in khasaarihii ugu cuslaa ee labada dhinac…
Shirkii golaha wasiiradda maamulka Puntland ee maanta ka dhacay Magaalada Garowe ayaa looga hadlay weerarka kooxda Al-Shabab kusoo qaaday deegaanada xeebaha Puntland, waxaana…
Dagaalka u dhaxeeya maamul goboleedka Puntland iyo Alshabaab dhowaan ka degay xeebaha Mudug iyo Nugaal ayaa sheegaya inay aagag dagaal…
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocadde oo Shir jaraa’id ku qabtay Garowe ayaa sheegay in kooxda Alshabaab ee weerarka ku…
Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa la sheegay inuu dhaqdhaqaaq weyn ka wado magaalada Garowe ee xarunta…
Ciidamadii Alshabab ee shalay gaaray degaanka Garacad ee degmada Jariiban ayaa ku sii faafaya Gobolka Nugaal, iyagoo durba gaaray degaano ka…
Wararkii ugu danbeeyay ee Puntland laga helayo ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-shabaab ay la wareegeen saaka degaanka Garmaal ee ka tirsan…
Ciidamadii Al-shabaab oo xalay la wareegay degaanka Garacad ee degmada Jariiban, gobolka Mudug ayaa la sheegay inay saaka isaga baxeen…
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo dad badan u heysteeen aqoonyahan xil qaran soo qabtay, ayay la yaab…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ciidamo kala taabacsan maamulada Puntland iyo Galmudug ku dhex maray degaanka Dajimaale ee…
