Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa ka hadlay dagaalka Gaalkacyo ka dhacay iyo waanwaanta socota ee nabada…
Browsing: Puntland
Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu danbeyn ku qasbanaaday inuu tagi magaalada Gaalkacyo kadib markii in muddo ah…
Wasiirka arrimaha gudaha dowlada Federaalka Soomaaliya iyo wafdi la socda oo xalay ku hoyday magaalada Gaalkacyo saakana u gudbay magaaladaa…
Madaxtooyada Puntland ayaa war-murtiyeed kasoo saartay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, waxayna Puntland ku eedeeysay dagaalka maamulka Galmudug iyo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa dib ugu soo laabanaya magaalada Muqdisho kadib markii socdaal qaatay 24 saacadood…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa ka degay galabta magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, iyadoo ay soo dhoweeyeen…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay in ujeedka socdaalkiisa uu yahay sidii loo afjari lahaa xal warana…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta ka degay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud oo xarun u ah…
Shirkii Golaha wasiirada Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta ka dhacay magaalada Garowe iyadoo uu guddoominayay madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas, waxaana…
Golaha wasiirrada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii todobaadlaha ahaa maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoo uga hadlay arrimo dhowr…
Kooxda cusub ee ku biritay Daacish, kana mid ahaan jirtay ururka Al-shabaab ee fadhigoodu yahay Buuralayda Galgala ayaa weerarkoodii ugu…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa ku eedeyay dowlada Federaalka inay ka danbeyso xiisada colaadeed ee ka taagan magaalada Gaalkacyo…
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku adkeystay inuu sii wadayo dhismaha jidka dhex maraya magaalada Gaalkacyo ee…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali (Sharma’arke) ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Gaalkacyo isagoo kulamo kala duwan la…
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay maamulka Puntland ugu baaqay inay sii xabsiga ka sii daayaan weriye Jaamac Daparani oo…
Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in heshiis laga dhex waday labada maamul ee Puntland…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo oo shalay dagaal culus ku dhex maray ciidamo kala taabacsan maamulka Puntland iyo Galmudug ayaa…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa war ka soo saaray dagaalka maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, wuxuuna ku sheegay qoraal…
Qasaaraha dagaalkii saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa sii kordhay iyadoo isbitaalka Waqooyiga Gaalkacyo oo kaliya la dhigay 43 qof…
Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqday in maamulada Puntland iyo Galmudug in ay si degdeg ah u…
