Qarax miino ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xaafadda jamhuuriya ee degmada Kaaraan, kaasoo lala beegsaday kolonyo ka tirsan…
Browsing: Qarax miino
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax saakay ka dhacay degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho, agagaarka Isgoyska Mariinada.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Miino oo maanta lala beegsaday ciidamada Booliska gaarka ah ee Haramcad ee ku…
Faahfaahin dheeraad aya ayaa laag helayaa qarax Miino saaka ka dhacay degaanka Lafoole ee duleedka magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Qeyta 21-aad ee milateriga Soomaaliya lagu qarxiyey duleedka magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Qarax ka dhacay Wadadda Maka Almukarama, agagaaarka Hotel Dayax oo…
Qarax degmada Qansaxdheere ee Gobolka Bay ayaa lagu dilay mas’uul ka tirsan maamulka degmadasi markii gaari uu la socday qarax…
Qarax nooca miinada ah ayaa lala beegsaday agaasimaha Hay’adda Jinsiyadaha iyo Socdaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Koofi.
Qarax nooca miinada dhulka la geliyo ah ayaa ka dhacay suuq ku yaala degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose, kaasoo…
Faahfaahin dheeraad aha ayaa laga helayaa Qarax miino oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ku dhinteen Maleeshiyadii Alshabaab ee…
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in qarax miino oo dad badan ku dhinteen uu ka dhacay degaanka Ideed…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax miino oo xalay ka dhacay meel u dhow goob laga ilaaliyo Madaxtooyada Sooamaliya,…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax iyo rasaas maanta ka dhacay Jidka Balcad , agagaarka Warshadda Xeyle Bariise, markii…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qarax goor dhoweyd laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo la sheegay in Miino la dhigay…
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhaay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Trebuunka ee degmada Hodon.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax Miino oo ka dhacay agagaarka isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho.
Waxaa caawa qarax laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo faafhaahin ka soo baxeyso qaraxaasi, halka uu ka dhacay iyo saameynta uu…
Taliska ciidamada Booliska ayaa War kasoo saaray Qarax Miino oo saaka ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, kaasoo lala…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd qarax ka dhacay agagaarka xaruntii Madaxtooyada C/qaasim.
Alshabaab ayaa hoobiyeyaal ku weerartay Garoonka Stadium Muqdisho oo galabta uu dib u furay Madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo qarax miino uu…
