Qaraxyo loo adeegsaday Miinooyin ayaa gilgilay qeybo ka mida Garoonka magaalada Buuloburte ee Gobolka Hiiraan, iyadoo lagu burburiyay dhismihii garoonkaasi.
Browsing: Qarax miino
Sarkaal uu xilka ka qaaday Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si dirqi ah uga badbaaday qarax Miino oo maanta ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax miino oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Hodon, agagaarka Trebuunka meel u…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax xoog leh oo haleelay Gaari BL ah oo ay la socdeen dad rayid…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qarax ka dhacay magaalada Baydhaba Goob ay a socdeen ciyaaraha hiddaha dhaqanka oo loogu…
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, sida ay sheegayaan wararka laga helayo ay sheegayaan inuu ahaa qarax Miino.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax ka dhacay Isgoyska Black Sea ee jidka Soddonka uu dhaliyey qasaar…
Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa ka hadashay qarax habeen hore ka dhacay Jidka Balcad, agagaarka Isbitaal SOS oo waxyeelo u geystay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax miino ka dhacay xaafadda Fagax ee degmada Kaaraan, magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Burundi oo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Qarax ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, kaasoo dhaliyay qasaare dhimasho…
Qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, markii ay gaari ay la socdeen ciidamada dowladda la…
Wararka laga haleyo gobolka Gaarisa ayaa sheegay in dhowr qof lagu dilay qarax Miino oo loo dhigay Gaari gargaarka degdegga…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay Albaabka laga galo dekadda weyn ee magaaladaasi.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya inuu qasaare dhimasho iyo dhaawac leh dhaliyey Qarax maanta lala beegsaday kolonyo…
Askar ka titsan ciidamada dowladda ayaa qasaare dhimasho iyo dhaawac leh kasoo gaaray qarax miino oo ka dhacay agagaarka degaanka…
Wararka laga helayo duleedka Muqdisho ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhacay deganka Xaawo Cabdi, gaar haan inta u dhaxeysa Xaawo…
Qarax ayaa lala beegsaday Gaari uu la socday guddoomiye ku xigeenka degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir, iyadoo qaraxaasi uu dhaliyey…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd ka dhacay qarax lala beegsaday kolonyo ka tirsna ciidamada AMISOM.
