Browsing: Qarax
Akhriso: Magacyada qaar ka mida dadkii ku geeriyooday Qarixii Is-miidaminta ee magaalada Beledweyne Dad badan oo ay ka mid yihiin…
Hay’adaha Amniga dowladda Federaalka ayaa qariyey qasaaraha ka dhashay Qarax is-miidaamin ahaa oo maanta ka dhacay Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska…
Alshabaab ayaa shaacisay inay qaaday weerar is-miidaamin ah oo lagu beegsaday ergo Doorasho oo ay galbinayeen ciidamada Booliska.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax maanta ka dhacay magaalada Marko ee xarunta Gobolka Sh/Hoose.
Faahfaahin dheeraad ah aya kasoo baxeysa Qarax uu fuliyey Qof is-miidaamiye ahaa oo isku qarxiyey Maqaayad ku taalla kasoo horjeeda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay goob maqaayad ah oo u dhow xero ciidan oo…
Somalia’s government spokesperson was wounded on Sunday in an explosion at a road junction set off by a suicide bomber…
Weerar is-miidaamin qorsheysan ah ayaa maanta lagu beegsaday afhayeenka xukuuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu.
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa war kasoo saaray qarixii is-miidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo…
Ninka ku magacaaban Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa sheegtay inuu ka badbaaday Qarixii Is-miidaaminta ee ahaa ee…
