Qarax culus oo is-miidaamin aha ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu beegsaday kolonyo ka tirsan hay’adaha UN-ka oo…
Browsing: Qarax
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kasoo jugtiisa laga maqlay qeybo bnadan oo ka mida caasimadda.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Gaari oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho. kaasoo geystay qasaare dhimasho iyo dhaawac…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inuu goor dhow ka dhacay qarax lala beegsaday xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka dowlad…
Alshabaab ayaa caawa shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo is-miidaamiyihii isku qarxiyey Agaasimihii Idaacadda Radio Muqdisho C/casiis Maxamed Guuleed…
Alshabaab ayaa sheegatay inay dilka C/casiis Afrika ay ugu aargudeysay xubno ka tirsan Alshabaab oo uu ka mid ahaa Xasan…
Agaasimihii Idaacadda Dowlada ee Radio Muqdisho ayaa la xaqiijiyey inuu u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray qarax is-miidaamin ahaa.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax ka dhacay magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, kaasoo lagu beegsaday maareeyaha Garoonka Baardheere.
