Alshabaab ayaa shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo ismiidaamiyihii isku qarxiyey barta laga ilaaliyo Madaxtooyadda Soomaaliya ee isgoyska Ceelgaab,…
Browsing: Qarax
Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa dadka ku dhintay qarixii is-miidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay barta Isgoyska Ceelgaabta ee…
Alshabaab ayaa Warka soo saartay qaraxa is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay Muqdisho, iyadoo shaacisay cidda ay qaraxa ku beegsatay.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax Is-miidamin ah oo ka dhacay Barta Isgoyska Ceelgaabta ee laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya.
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Ceelgaabta oo u dhow Beerta Nabadda.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax uu fuliyey qof is-miidamin ah oo Galabta ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo maanta ka dhacay magaalada Marko ee…
Qarax labaad ayaa lasoo weriyey inuu ka dhacay Garoonka Diyaaradaha magaalada Kaabul ee dalka Afghanistan, kuwaasoo dhaliyey qasaare dhimasho iyo…
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay caasimadda Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay qaar ka mida degmooyinka Gobolka Banaadir.
Qarax culus ayaa lala beegsaday Gaari uu la socday Guddoomiyihii degaanka Garasbaalley ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd qarax lala beegsaday guddoomiyaha Degaanka Garasbaalley ee magaalada Muqdisho.
Dad shacab ah oo ay caruur ku jirto ayaa ku dhintay qarax gaari ay la socdeen ku qabsatay agagaarka degaanka…
Kadib Qarax Miino oo lagu beegsaday Kolonyo uu la socday Taliyaha Ciidamada Dhulka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi agagaarka degaanka Qaycad…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu Qarax Miino ka dhacay degaanka Hareeridheere ee dhowaan laga saaray maleeshiyada Al-Shabaab.
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi degdeg kasoo saaray qarax galabta ka dhacay magaalada Kismaayo.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qarax ka dhacay magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland, kaasoo lala beegsaday bas ay saarnaayeen…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay Qarax lala beegsaday Gaari ay la socdeen koo ciyaartoy…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax is-miidaamin ahaa oo lala beegsaday taliyaha ciidamada Booliska Gobolka Banaadir Faarax Maxamuud Qaroole.
Qasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay qarax weyn oo saaka lala beegsaday Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax weyn oo magaalada Muqdisho ka dhacay, kaasoo ahaa mid loo adeegsadya Gaari laga…
